|

yaasiin cali (tamad) oo lagu xidhay gaalkacyo

waxaa xabsiga dhexe ee gaalkacyo loo taxabay ninka ugu magacaban maamulka

(saleeban xaglatoosie) xoghaya difaaca ninkasoo lagu magacaabo yaasiin cali (yaasin tamad) waxana gudaha hotelkii uu kadagana gaalkacyo usoo galay ciidamo police mamulka puntalnd kadinba waxay qolkiisa kala baxeen mr tamad
ilaa hada lama oga sababta dhabta ah ee ka danbaysa xadhigan loo gatstay masuulkan katirsan kooxda nairobi oo siyaasiyan ay aad isga soo horjedaan faroole madaxweynaha mamaulka garoowe hada ka taliya (ex puntland ) waxaa arintan kusoo beeg maysaa xili xiisado colaadeed oo aad u qadhadh ka tagan tahay gobolka cayn warar an ka helayno ilo lagu kalsoonyahay oo kusugan galkacyo ayaa noo xaqiijiyey xadhigan loo gaystay masuulkan oo kasoo kicitimay caasimada dalka somalia ee muqdisho kuna sii jeeday buuhoodle oo ay kooxdiisu ku leedahay fadhiisan an burayn inta badan kooxdan aya tageero badan ka hesha mamulka puntland ee uu hogaamiyo faroole kadib marka ay is jiid jiitan ama ay xadhig u gaystan shaqsi kamida kooxda arintaa oo wax wayn u tarta kooxdan oo ku hesha (NGO) badan iyagoo u adeegsada una tusa shacabka ssc inay yahiin mujaahidiin cadow badan leh waxayna markasta ku helan tageero badan iyo subcad

www.buhodlepost.com

Fikrad Ka Dhiibo