|

Magaalada Buuhoodle oo laga Mamnuucay Tarikada somaliland gaarigii lagu arkana waa ganaax sida ay noo xaqiijiyen hayadaha amaanka degmada‏

magaalada buuhooodle oo gabi ahaanba go.aan wada jira laga gaaray

Gaadiidka numberka SNM uu ku xiranyahay go’aanka ayaa waxaa

sitoosa Ugaaray dhamaanba Bulshada buuhoodle,

Waxaana go”aanka soo jeediyay Boliska Magaalada buuhoodle iyo wax garadka

Sidoo kalena waxaa go’aanka siwada jira u aqaatay dhamaan bulshada reer Buuhoodle
ayadaoo policeku sheegay in lagu ganaaxayo gaarigii lagu arko sumadaa 2milyan oo SH/S
waxaa kaloo saraakishu ucadadaysay saxaafada in ay tahay gaari oo dhan ama buuhoodle halagalahaado ama socoto ha.ahaado gaari kastaa waa in uu iska soo furaa marka uu soogalayo xadaka buuhoodle

Arintan ayaa dhamaan waxaa sitoosa u soo dhaweeeyay bulshada qaybeheeda kala gadisan

Waxaadna ka dareemaysaa dhamaanba gaadiidlaydu in ay aad ugu faraxsan yihiin arikan, goobaha ay isugu yimadan gadiidlayda gobolka cayn waxaa aad looga dareemaya inay ku faraxsan yahiin mubnuucida bileedka hargaysa

dhanka kale dhawaan ayay ahayd markii magaalada buuhoodle lagu gubay marada sedexda midible

ee ay uyaqaanan mamulka hargaysa calanka maradaas oo ka taagnaan jirtay

goobo cayiman oo loogu yeedhi jiray xerada ciidamada suuf alolka ma jirto cid kamida shacabka deeganka oo marada gubtay ee waxaa iskood u gubay kooxdii mushahar beeneedka kaga qadan jirtay hargaysa waxan manta lagu arkayn

deegaanka gobolka cayn shaqsi u shaqaynaya maamulka hargaysa waxana dhaman hal mar si geesinimo ku jirto go an wada jir ah u qaatay shaqsiyadkii u dhashay gobolka ee ka qadan jiray sandareerada hargaysa waxana dadweynaha gobolku dhamantood u diyaar garoobeen difaca dhulkooda

najiib caydiid buhodlepost.com

1 Response for “Magaalada Buuhoodle oo laga Mamnuucay Tarikada somaliland gaarigii lagu arkana waa ganaax sida ay noo xaqiijiyen hayadaha amaanka degmada‏”

  1. salaandiiran waxaan udirayaa dhamaan ssc iyo wixii taageersan
    waxaan umaha celinayaa ciidamada ssc ee sida fiican uga qayb qaatay
    difaaca dalkooda waxaana kula talinayaa inaanay marnaba dalkooda iyo dadkooda kaseexan
    aad waxaan ugu ham balyay nayaa mawduuca ah inaanay waxtaariko reer somaliland ahi soo gelin wan kayaga waxa umahad celinayaa cuqaasha reerbuuhoodle iyo waxgaradkaba
    eesida fiican dalkoodaugu halgamaya
    ssc hanoolaato cadawgeedu hajabo daba dhilif hahungoobo

Fikrad Ka Dhiibo