Home » March, 2011 Entries posted on “March, 2011”

Soo dhaweynta Wasiirka Sportga shaqada iyo Dhalin yarad Puntland DR Cabdi Wali Hersi Cabdule Indha (Indhagudhan) oo si weyn looga dareemayo Guud ahaan Dalka Malaysia

Soo dhaweynta  Wasiirka Sportga shaqada iyo Dhalin yarad  Puntland DR Cabdi Wali Hersi Cabdule Indha (Indhagudhan) oo si weyn looga dareemayo Guud ahaan Dalka Malaysia

Waxaa habeenkii xalayto ahayd oo tariikhdu ku beegneyd 30/3/2011 laga dareemayey dalka Malaysia xaflad si heer sare ah losoo qaban qaabiyey oo lagu soo dhaweynayey Wasiirka Sportga shaqada iyo shaqaalaha dawlad goboleedka somaliyeed ee puntland DR cabdi wali xersi cabdule indha gudhan xafladan oo ay kasoo qayb galeen dhaman soomalida ku nool dalka malasyia ayaa [...]

March 31 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Cuqaashii gaalkacyo oo habeen ba mid la qalanayo iyo,puntland oo sheeko marqaan ka dhigatay iska eegista sokeeyaha

Cuqaashii gaalkacyo oo habeen ba mid la qalanayo iyo,puntland oo sheeko marqaan ka dhigatay iska eegista sokeeyaha

Gaalkacyo:(buhodlepost)-Eebe ha ruxmadee waxaa saaka waaberigii gudaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ku geeryooday nabadoon Nuur Xirsi Cismaan oo dadku u yaqaaneen (Nuuwaal) kaas oo labadii cisho ee lasoo dhaafay xaalad halis ah ku jiray kadib markii ay dhawaan koox hubaysani madaxa rasaas kala dheceen xili fiidnimo ah. Ka hor dhimashadiisa wuxuu nabadoonku ku [...]

March 31 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Xubno Gogol xaadh u ah Cali Khaliif Galayr oo soo garay Magalada Hargaysa iyo Baashe Maxed Cade oo shirka London ka qayb galaya

Xubno Gogol xaadh   u ah Cali Khaliif Galayr oo soo garay Magalada Hargaysa iyo Baashe Maxed Cade oo shirka London ka qayb galaya

waxaa Magalada Hargaysa soo garay xubno gogol xaadh u ah wada hadal dhex mara Siilaanyo iyo Saxiibkii Cali Khaliif (Galayr) xubnahan oo uu k mid yahay Jamac Shariif (Dhagacade) iyo rag kale oo an hada la magacabin ayaa ku sugan magalada Hargaysa sida ay noo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonyahay oo ku sugan Magalada Hargaysa waftigan [...]

March 31 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Koox dhuljiif iyo dayday ah oo dhacday gaari ay lahayeen issimo kasoo kicitimay Gaoroowe

Koox dhuljiif iyo dayday ah oo dhacday gaari ay lahayeen issimo kasoo kicitimay Gaoroowe

waxaa maalintii shaleyto ahayd soo garay Caasimada Gobolka Cayn e Buuhoodle Wafti balaadhan oo uu Hogaaminayo Suldaan Maxamed siciid (Garaase) iyo wax garad kale oo tiro badan Waftigan oo aad loogu soo dhawyey Magalada Buuhoodle waxa dadweynah Rer Buuhoodle kaga hor tageen Dagmada Xamarlagu xidh oo qiyaastii u jirta Buuhoodle 35KM waxana waftiga loosoo hor [...]

March 31 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Diplomaasiyiin In giriis ah oo la kulmay Issimada SSC iyo Maamulka Puntland

Diplomaasiyiin In giriis ah oo la kulmay Issimada SSC iyo Maamulka Puntland

Matt Baugh oo ah qabsanaha arrimaha Somalia ee dowlada Ingriiska iyo wafti uu hogaaminayo ayaa 29.03.2011 booqasho ku Garowe,Wafitagan ayaa markii ay ka soo dageen gagida diyaaadaha Garowe kulan muddo labo saacadood ah socdey la qaatey madaxweynaha Puntand iyo xubno ka tirsan golaha Wasaiirada ee Puntland. Wararka ka imanayaa halkaa ayaa sheegaya wadahadalkooda dhexmaray Puntlnad [...]

March 30 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Hab-raaca marxaladda kala guurka iyo qorshe howleedka dowladda 2011-2012

Hab-raaca marxaladda kala guurka iyo qorshe howleedka dowladda 2011-2012

Dowladda Fedralka kmg ee Soomaaliya waxaa ka go’an hirgelinta maamul leh hufnaan karti iyo ujeeddooyin qeexan islamarkaana Xanbaarsan Qaabka ugu Haboon ee looga gudbi karo xiliga ku meel gaarka iyadoo Dalka aanay ka dhicin Xili dowlad la’aan (vacuum). Aragtida Dowladda Federalka kmg waxaa ka mid ah Hirgelinta & ku Dhaqanka shareecada Islaamka, Nabad kuwada Noolaansho [...]

March 29 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

U Joojin Maynno,Halkudheg Soo Noqnoqday by Mohamed Hassan Buraale

U Joojin Maynno,Halkudheg Soo Noqnoqday by Mohamed Hassan Buraale

Shirkii Nairobi U joojin maynno halku dheg jira ayuu ahaa,madal si waadax ah looga sheegayna waa jirtey. Shirkii Buurawadal halku dhegga U joojin maynno marar badan baa lagu dhawaaqay,natiijada shirkana qayb lexaad leh bay ka gashay. Dharkayn Geenyo iyo Buuhoodle aragtidan U joojin maynoo ayaa wiiqday wada jirkii iyo talo wadaagii loo baahi qabey. U [...]

March 29 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Juve oo dhaqaale dartiis u iibineysa Buffon ama Chellini

Juve oo dhaqaale dartiis u iibineysa Buffon ama Chellini

Wararka Ka imaanaya Talyaaniga ayaa sheegaaya in kooxda Juventus ay dooneyso in ay iibiso qaar ka mid ah Cayaartoydeeda Muhimka ah si ay u hesho Cayaartoy Cusub, hadii ay usoo bixi weyso koobka Champion Liiga. Bianconeri waxa ay qorsheyneesaa in ay soo xera galiso Xilli Ciyaareedka soo socda Wajiyo Cusub, hase yeeshee waxa ay iibineysa [...]

March 29 2011 | Posted in Sports | Sii Akhri »

Qadaafi oo soo rogaal-celiyay iyo Jab loo geystay Ciidamadii Mucaaradka oo maxaabiis badan laga qabsaday)

Qadaafi oo soo rogaal-celiyay iyo Jab loo geystay Ciidamadii Mucaaradka oo maxaabiis badan laga qabsaday)

Kooxda mucaaridka hubeysan ee kasoo horjeeda Col.Qadaafi ayaa dagaal kulul ku qabsaday duleedka magaalada Sirte kadib markii ay isku dayeen inay gudaha u galaan magaaladaasi uu kasoo jeedo hogaamiyaha Colenel Qadaafi,waxayna kala kulmeen jab aysan fileyn,iyadoo dib loo riixay 180 kim dhinaca Magaalada Raslanuf,waxaana arintan dhabar-jab-weyn ku noqotay Ciidamada Nato oo filayay in mucaaradka ay [...]

March 29 2011 | Posted in World News | Sii Akhri »

Maqaal: Hadal heynta Heesaha Gaarsiiya iyo Garaadlaay

Maqaal: Hadal heynta Heesaha Gaarsiiya iyo Garaadlaay

Fanaaniinta Ikraan Caraale iyo Falis Cabdi/ Google images Qiimaha fanka Soomaaliga ayaa waxa uu kamid yahay dhidibada amaba aasaaska luuqadeena hodanka ah ee afka Soomaaliga ee looga hadlo geeska Afrika taasi oo lagu tilmaamo luuqadii fanka iyo fanaanka amaba luuqadii maansada iyo gabayada abwaanka. Waxaa waayadan boggaga isku xirka bulshada sida Facebook, Twitterka, Youtube iyo [...]

March 27 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Mucaaradka Qadaafi oo qabsaday Laba Magaalo oo muhiim ah (Ciidamada Nato oo gacan weyn ka geystay la wareegida Ajdabiyah iyo Brega)

Mucaaradka Qadaafi oo qabsaday Laba Magaalo oo muhiim ah (Ciidamada Nato oo gacan weyn ka geystay la wareegida Ajdabiyah iyo Brega)

Ciidamaadda Mucaaradka Liibiya ayaa Gacanta ku-dhigay laba Magaalo oo Istiraatiji ah oo lagu magacaao Ajdabiyah iyo Brega,kuwaasoo ku yaala Bariga Liibiya,waxaana qabsashadan u sahlay ciidamada Nato oo hawada ka duqeeyay kuwii Qadaafi,waxayna bur-buriyeen inta badan hubkiisii aaltileriga ahaa. Xoogaga mucaaradka ayaa iminkada ku-sii-jeeda Magaalada Sirta oo ay ku xoog-badan-yihiin Qabiilka uu ka dhashay Qadaafi,waxaana la [...]

March 27 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

BAYAAN KA SOO BAXAY BEESHA REER TALEEX GUDO IYO DIBADBA

BAYAAN KA SOO BAXAY BEESHA REER TALEEX GUDO IYO DIBADBA

25-03-2011 KU: BEESHA DHULBHANTE KU: MAAMULKA PUNTLAND KU: TRANSITIONAL FEDERAL GOVERNMENT OF SOMALIA OG: BBC –LAANTA AFKA SOOMAALIGA OG: VOICE OF AMERICA – LAANTA AFSOOMLIGA OG: UNIVERSAL TV OG: DHAMAAN WEBSITEYADA SOOMALIDA Hadaanu nahay beesha magaceedu kor ku xusan yahay waxaanu beeninaynaa warkii ay sii daysay BBC-laanta afka Soomliga maanta oo bishu tahay March 25, [...]

March 27 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Horgale Xaabsade Oo Metelaya Maamulka Jabhada SNM Iyo Guddi Ka Socda Maamulka Talafeeshinka Universal Oo Uu Horkacayo Cabdisalaan Hereri Ayaa Kulan Wada Xaajood Ku Leh Magaalada Hargeysa

Horgale Xaabsade Oo Metelaya Maamulka Jabhada SNM Iyo Guddi Ka Socda Maamulka Talafeeshinka Universal Oo Uu Horkacayo Cabdisalaan Hereri Ayaa Kulan Wada Xaajood Ku Leh Magaalada Hargeysa

Horgale Xaabsade Oo Metelaya Maamulka Jabhada SNM Iyo Guddi Ka Socda Maamulka Talafeeshinka Universal Oo Uu Horkacayo Cabdisalaan Hereri Ayaa Kulan Wada Xaajood Ku Leh Magaalada Hargeysa Xigasho jidbaale Written by Jidbaale.com Friday, 25 March 2011 07:40 Laascaanood(Jidbaale.com) Maamulka Jabhada SNM ayaa isku dayaya inay xakameeyaan taleeshinada afka soomaaliga ku hadla, ee madaxa bannaan isla [...]

March 27 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Budhcad-badeeda oo dalbatay in lagu daro gabadh danish oo ay haystaan

Budhcad-badeeda oo dalbatay in lagu daro gabadh danish oo ay haystaan

Madaxa burcad-badeeda haysata qoyska reer Danmark ayaa dalbaday in lagu daro gabadh 13-jir ah oo ay dhaleen qoyska, sida ay qortay jariirad kasoo baxda dalka Danmark oo lagu magacaabo Ekstra Bladet. Arrintan ayaa qoyska shuruud looga dhigay sii deyntooda, waxaana ninka rabo in uu gabadhan guursado oo ah madaxa burcad-badeed wacad ku maray in uu [...]

March 26 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Isaaqoow Is Dhgayso oo is Akhriso isna aamin waxad tahay

Isaaqoow Is Dhgayso  oo is Akhriso isna aamin waxad tahay

Wareysiyo ay kooxda SSC sheegtay inay si sir ah ula yeelatay Madax ka Tirsan Somaliland oo Dood weyn Dhaliyey Waxay Websiteyadooda soo galiyeen codad ay sheegeen inay ka duubeen Madaxweyne Siilaanyo, Maxamed kaahin iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka Hargeysa (Qaran news)-Sida ay baahiyeen shabakadaha wararka ee jabhada SSC ee ka soo horjeeda Somaliland, waxay waraysiyo ay [...]

March 26 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Maleeshiyadii. Maamulka Siilaanyo oo ka guuray Deegaanka Bali kalshaale

Maleeshiyadii. Maamulka Siilaanyo oo ka guuray Deegaanka Bali kalshaale

wararka naga soo gaaraya Caasimada Gobolka Cayn ee Buuhoodle ayaa sheegaya in Maleeshiyadkii maamulka Siilaanyo ee ku sugnaa deegaanka Bali Kalshaale ka u ruqaan sadeen dhanka Tuuulada Qurulugud talabadan aya daba socota kadib markii wax garadka Buuuhoodle ku adkaysteen inanay wax wada hadal ah la galayn Beesha Habar jeclo ilaa laga qaado Ciidamada Maamulka Siilaanyo [...]

March 26 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Dagaalka Labada Shariif oo Meel Xasaasi ah gaaray iyo General Gabre oo Shariif Xasan gacan siinaya (Warbixin ayaanu Idinkaga heynaa).

Dagaalka Labada Shariif oo Meel Xasaasi ah gaaray iyo General Gabre oo Shariif Xasan gacan siinaya (Warbixin ayaanu Idinkaga heynaa).

Khilaafka u dhexeeya mas’uuliyiinta dowladda KMG ah ayaa cirka iskusii shareeray kadib markii labada mas’uul ay soo kala saareen wasaxaafadeedyo iskasoo horjeeda. Kulamo xasaasi ah oo saacadihii lasoo dhaafay ay magaalada Muqdisho siyaaba kala gooni gooni ah ugu yeelanayeen xildhibaanada kala taabacsan labada Shariif ayaa cirka kusii shareeraya khilaafka jira. Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa [...]

March 26 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

oo Dhawacaodu yalo Cusbitalka. (HUKM) Xubno kasocda Maamulka Puntland oo booqday Dhawacyo kamida Ciidamada Daraawiishta Puntland

oo Dhawacaodu yalo Cusbitalka. (HUKM) Xubno kasocda Maamulka Puntland oo booqday Dhawacyo  kamida Ciidamada Daraawiishta  Puntland

Wafti ka socda maamul Goboleedka Puntland oo booqday dhaawacyo ka mid ah, ciidamada daraawiishta Puntland oo ku soo dhaawacmay dagaaladdii ka dhacay Buuraleyda Galgala ee Gobolka Bari, waftigan uu hor kacayo wasiirka Sportga Shaqada iyo Shaqaalaha ee Puntland. DR Cabdi Weli Cabdulle (Indha gudhan) iyo Danjiraha Puntland u fadhiya dalka Malaysia MR Axmed Osman ( [...]

March 25 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Ciidamo Kenyan oo gudaha u galay xuduuda dalka Soomaaliya

Ciidamo Kenyan oo gudaha u galay xuduuda dalka Soomaaliya

Sarkaal ka tirsan ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay in ay u talaabeen xadka Soomaaliya si ay ula dagaalamaan kooxda Al-Shabaab oo horay ugu hanjabtay in ay weerarayaan. Sarkaalkan ayaa sheegay in howlgal-ay ka fuliyeen dhawaan gudaha Soomaaliya, gaar ahan xuduuda Liboya ay ku dileen 12-ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab. Talaabadan ayuu sheegay in ay ka dambeysay [...]

March 25 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Kulankii Cayaarahii Dhexmaray labada fanaanadood ee kala ah (Igraan Caraale)iyo Falis Cabdi Maxamud) hadaba bal akhris wacan iyo cayaraha labada Fanaanadood dhex maray

Kulankii Cayaarahii Dhexmaray labada fanaanadood ee kala ah (Igraan Caraale)iyo Falis Cabdi Maxamud) hadaba bal akhris wacan iyo cayaraha labada Fanaanadood dhex maray

Falis iyo Ikraan oo Heeso isugu Jawaabay (Fanaanada Waayaha Cusub Falis iyo Ikraam oo heeso Jaceyl isugu jawaabay Maxay tahay Sirta ka danbeysa?Shacabkamedia ayaa idiin-haya Waxaan rabaa in aan daboolka ka qaadno hadii aan nahay Buhodlepost.com arimo badan oo qarsoon. Ha iga degdegin. Ha ka tagin qoraalkan adiga oo aan dhameysan. iskuday cadeymaha aan ku [...]

March 24 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »