|

War.. Dag Dag ah..Israsaasayn maanta ka dhacday Dageenka kalshaale

waxa manta rasas iswaydaarsaday ciidamada maamulka somaliland ee xooga ku joogaa deegaanka kalshaale iyo ciidamada difaaca gobolka Cayn is rasaseyntan ayaa timi kadib markii labada ciidan isku heleen baliga Kalshaale waxayna is waydaarsaden rasas xoog badan oo soconaysay mudo 30 minid ku dhaw ilaaa hada waxa qasaare ah waxan ka war hayna nin dhawac fudud ah oo la keenay buuhoodle dhanka kale warar an wali la xaqiijin aya sheegaya in halka lagu gubay gaari tigniko ah oo ay leeyahiin ciidamada maamulka Somaliland kadib markii ay haleeshay xabad qoriga baasuukaha lo yaqaano ka dhacdaa dagalkan aya imanaya xili ay socdan dadaalo nabad radain ah ayaamihii lasoo dhafay

www.buhodlepost.com

Fikrad Ka Dhiibo