|

BAAQ LAGAGA SOO HORJEEDO SHIR DHEXMARAY CULIMO DHULBAHANTE AH IYO KUWO HABARJECLO

بسم الله الرحمن الرحيم
) يَـٰٓأَيُّہَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ كُونُواْ قَوَّٲمِينَ لِلَّهِ شُہَدَآءَ بِٱلۡقِسۡطِ‌ۖ وَلَا يَجۡرِمَنَّڪُمۡ شَنَـَٔانُ قَوۡمٍ عَلَىٰٓ أَلَّا تَعۡدِلُواْ‌ۚ ٱعۡدِلُواْ هُوَ أَقۡرَبُ لِلتَّقۡوَىٰ‌ۖ وَٱتَّقُواْ ٱللَّهَ‌ۚ إِنَّ ٱللَّهَ خَبِيرُۢ بِمَا تَعۡمَلُونَ ( suratul Al-maeda)
كُنتُمۡ خَيۡرَ أُمَّةٍ أُخۡرِجَتۡ لِلنَّاسِ تَأۡمُرُونَ بِٱلۡمَعۡرُوفِ وَتَنۡهَوۡنَ عَنِ ٱلۡمُنڪَرِ وَتُؤۡمِنُونَ بِٱللَّهِ‌ۗ وَلَوۡ ءَامَنَ أَهۡلُ ٱلۡڪِتَـٰبِ لَكَانَ خَيۡرً۬ا لَّهُم‌ۚ مِّنۡهُمُ ٱلۡمُؤۡمِنُونَ وَأَڪۡثَرُهُمُ ٱلۡفَـٰسِقُونَ (١١٠) Suuratul Aala-Cimraan.
Mahad ILLAHAY baa leh, Nabadgelyo iyo Naxariisina Nebigiisii Suubanaa Korkiisa ha ahaato.
Sida aad warbaahinta iyo mareegaha ku aragteen waxaa magaalada London ee cariga ingriiska ka dhacay shir dhexmaray culimada beesha Habarjeclo iyo culimada Dhulbahante ee London, baaq ayaa ka soo baxay shirkaa uu warbaahinta gaadhsiiyey ina dhiigshiil, baaqaa qoraalka ah waxay Somalichannel TV u gud biyeen isagoo qoraal ah wax sawiro ah oo muujinya meeshii shirku ka dhacay iyo cidii joogtaytoona aanay la socon, baaqaas nuxurkiisu wuxuu ahaa xabad joojin iyo in ay nabad ugu baaqeen wax ay ku tilmaameen beelaha ay kasoo kala jeedaan.
Waa loo baahnaa nabad iyo in samaha laga taliyo, haseyeeshee yaa is haya weeye su’aashu?
Kalshaale, Hagoogane, Maygaagle iyo dhamaan caro SSC waxa isku hayaa waa Isaaq oo dawlad sheeganaya iyo shacabkii Dhulbahante.
Culimadu ma’iyagaa hindisay colaadii Isaaq iyo Dhulbahante in ay ku soo koobaan Habarjeclo iyo Dhulbahante mise waa la majaro habaabiyey oo dad oo dad dano gaar ah leh baa ku guuray?
kay doontaba ha ahaatee culimadu gawaan cidla’ah ahayey qardajeexeen dulmi iyo caddaaladdarona waxay ku sameeyeen shacabka Dhulbahante oo Isaaq oo dhami duulaan ku soo qaaday ayey culimadan labada beelood doonayaan in ay indhaha caalamka ka jeediyaan kadib markii Isaaq wadhi ka raacday dagaalkii Kalshaale, Hagoogane iyo Maygaagle.
hadii cid xabad joojin ay ugu baaqayaan waxay ahayd in ay marka hore Isaaq ku yidhaahdaan ciidamadiina lakala baxa caro Dhulbahante kadib baa nabad laga wada hadlikaraa, Isaaq baa duulaan ah ee Isaaqoow duulaanka jooji baa culimada laga rabay hadayba kulmeen kulankuna dar ALLE yahay.
Culimada Isaaq iyo ta Dhulbahante ayaa shir dhexmara arinkani ansax ku noqonlahaa, waayo wax gaar ah oo Habarjeclo iyo Dhulbahate dhexyaal majiro, culimaduna mawduuca ayey meeshiisii ka duween haddii aanayba manjaro habaabin kutalagelin.
waxay u badan tahay culimada in dad dano gaar ah lihi ay ku guureen, sida ka muuqata baaqyo hore oo ay Laascanood ka soo saaren.
Anagoo ah wax garadka magaalada London ee Dhulbahante, Cuqaasha, Odayaasha, Madaxda ururada Bulshada Gudiyada Jaaliyada iyo shacab waynahaba waxaanu canbaarayn u soo jeedinaynaa culimadii baaqaa xaqdarada ah soo saartay, ee isku dayday in ay indhaha caalamka ka duwaan duulaanka Isaaq dhamaan ku soo qaaday Caro Dhulbahante.
waxaanu cod dheer ku leenahay Habarjeclo iyo Dhulbahante ismahayaan, Isaaq iyo Dhulbahante ayaa is haya.
waxaanu culimada kuwaaninaynaa in aany xaqa indhaha ka daboolan haddii kale sifooyinkii culimada yuhuuda lagu canaantay bay ku sifoobidoonaan haddii aanay ka waantoobin in ay xaqa indha kalaliyaan, diinta keligood mayaqaaniin, waana ognahay in badankoodu u shaqeeyaan dhiigshiil iyo shirkado isgaarsiinta ah oo hargeysa iyo burco ka soo shaqo tegay.
Dhulbahante wuu is xoreyndoonaa culimada cadowga la safana maalinta Dhulbahante is xoreeyo baa go’aan laga gaadhidoonaa, inta ka horeysa waxaad doontaan sameeya.

1-Aadan Garaad Soofe
2-Caaqil Cabdi risaaq Maxamed Falaalug
3-Oday Xasan Xirsi Cartan Boos
4-Caaqil Axmed Ducaale Darwiish
5-Caaqil Cabdi risaaq Cabdillaahi X Cumar Camay
6-Maxamud Caydiid Dirir
7-Xasan maxamud Ciise
8-Faisal Cabdillaahi Cashuur
9-Cabdi risaaq Faandhe( Soobe)
10-Caaqil Muuse Cali Koore
11-Axmed Geele Xuseen
12-keenadiid Xasan Shini
13-Xasan Faandhe Tusmo
14-Cabdow Faarax Mudhe
15-Maxamud Xasan Xaaji Cumar Caydh boob
16-Maxamed Qambi Keyf
17-Cabdilaahi Aadan Ciise Toohe
18-Col. Maxamed Ducaale
19-Maxamed Suldaan Siciid
20-Maxamud Cilmi Dhuute
21-Cabdi raxmaan Dalmar
22-Maxamed Jaamac Shirwac
22-Ismaaciil Jaamac Shirwac
23-Cabdi rashiid Cumar Shaacuur
24-Maxamed Cali Maxamud
25-Axmed Ciise Dhalac.
26-Axmed Cali Kamiin
27-Khaliif Cali Faarax
28-Maxamed Xasan Xirsi (marawayne)
29-Xasan Cabdi Cumar
30-Saciid Maxamud Saciid
31-Amaal Maxamed Saciid
32-Adna Cabdi Cumar
33-Ikraam Cabdi Cumar
34-Maxamed Maxamud Caydiid
35-Khaliif Cali Faarax
36-Faa’isa Xasan Xirsi
37-Canab Xaaji Xuseen
38-Caasha Ciise Darmaan
39-Layla Cali Faarax
40-Faadumo durqun
41-Sahra Cabdi Muuse
42-Shugri Cabdi Muuse
43-Shugri Xasan Xirsi
44-Yaasiin Maxamed Cali
45-Ismahaan Maxamed Cali yaasiin
46-Shugri Warsame Haamad
47-Faadumo Warsame Haamad
48-Mustafe Maxamud Caydiid
50-Maryan Cabdi Bootaan
51-Istaahil Cabdi Bootaan
52-Layla faandhe Tusmo
53-Salaad Jaamac Faarax
54-Cabdillaahi Gaafaadhi
55-Saciid Cabdi Muuse
56-Cabdi risaaq Faarax Waayeel
57-Maxamed Faarax Waayeel
58-Faarax Aadan Dhalac
59-Maxamed Cabdi risaaq Faarax
60-Axmed Cabdi risaaq Faarax
61-Cismaan Cali Kaarshe(huube)
62-Maxamud Maxamed Cali
63-Iimaan Xaaji Xasan
64-Cabdillaahi Axmed Aadan

Guul iyo Gobanimo
Eng. Maxamud Caydiid Dirir

www.buhodlepost.com
-

1 Response for “BAAQ LAGAGA SOO HORJEEDO SHIR DHEXMARAY CULIMO DHULBAHANTE AH IYO KUWO HABARJECLO”

  1. Eng. Amed Mohamoud Handulle says:

    ASC. Ha la ogaado, in aan wada jir laáan wax la noqon karin!
    Xaqa in loo midooba waa danta dadka, cidii diidaana ma guulaysato!

Fikrad Ka Dhiibo