|

TACSI: Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun..Waxaa saaka ku geeriyooday magaalada San Jose ee dalka Maraykanka, Mudane Axmed Jaamac Cabdulle (Jengali)

o ahaa nin xilal sare oo kal duwan usoo qabtay dalka iyo umadda Soomaaliyeed, waxaana kamid ahaa isagoo mar noqday Wasiirka Arrimaha Dibedda Somalia.

Taariikh nololeedka Axmed Jaamac Jengali oo dhana, waxaanu hadii Alllah idmo soo gelin doonaa dhowaan ee la socda.

Waxaa halkan tacsi uga diraya qoyskii reer (Axmed Jaamac)

(1) Garaad c/laahi G soofe
(2)ciise Garad soofe
(3) adan Garad soofe
(4) DR c/rashiid Garad soofe
(5) c/risaaq Garad soofe
(6)c/casis Garad soofe
(7) maxamud Garad soofe
8 yuusuf Garad soofe
(9) osman Garad soofe
(10) c/casis ismaaciil Garad soofe
(11) c/casis xaashi Garad soofe
(12) ciise axmed Garad soofe
(13) maxamed ciise Garaad soofe
(14) c/fatax ciise Garad soofe
(15) sakariye adan garad soofe
(16) samatar adan Garad soofe
(17) siciid adan Garad soofe
(18) saleebaan Garad soofe
(19) cabdale ismaaciil Garad soofe
(20) muuse Garad c/laahi garad soofe
(21) mustaf c/risaaq Garad soofe
(22) c/xakiin yuusuf Garad soofe
(23)c/qani axmed Garad soofe

iyo dhamaan qooska rer Garaad soofe
dal iyo dibadaba jooga

waxay tacsi u dirayaan dhamaan umada somaliyeed gaar ahan qoskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuunk Axmed Jaama. Ilaahey marxuumka Janadii ha ka waraabsho, inagana Samir iyo iimaan ha inaga siiyo.. Amiin.

Fikrad Ka Dhiibo