|

Mudaaharaad balaadhan oo ka dhacay Buuhoodle

Bananbaxaani maanta kadhacay magaalada buuhoodle ayaa gabi ahaanbalooga soo horjeeday soomaliland iyo siyaasada dawlada ingiriiska ee kuaadanaa balanqaadayadii uu Iingiriisku sheegay in uu usameenayomaamulka soomaaliland . Dadka banaan baxayay ayaa waxay isugu jireen haween caruur dhalinyaroiyo dad dad’ah oo markaasi socod kumarayay dhowr wado oo magaaladakamid ah kuwaas oo wajiyadooda ay kamuuqatay caro kadhan ah Siyaasadadawlada ingiriiska uu kaleeyahay Soomaaliya islamrkaasna ay kusheegeen in ingiriisku u diyaar garowday sidii Soomaaliya ukala qaybinlahaa. Dadka banaan baxayaasha oo subaxnimadii saaka lagu soo kiciyay baabuuray kuxiranaayeen cod baahiyaal laga siidaynayay heeso wadaniya ayaamarkaasi bilaabay in ay isugoo baxaan wadooyinka si ay Umuujiyaanqaabka ay uga xunyihiin faragalinta ingiriisku kuhayo soomaaliyaiyagoona ku dhawaaqeyay halku dhigyo ay kaga turjumayeen soomalilandiyo faragalinta Ingiriiska. Qaar kamid ah dadkii bananbaxyaasha oo kahadlayay goob ay isuguaruureen boqolaal dad ah ayaa waxay cambaareeyeen faragalinta uuingiriisku kuhayo arimaha Soomaaliya waxaana ay tilmaameen inIngiriisku uu Doonayo in si dhab ah uu uhubeeyo ururka SNM Inkastoo banaabaxyo looga soo horjeedo dagaalada lagusoo qaadayGobolka Cayn asbuucyadii lasoo dhaafay ay kadhacayeen buuhoodle ayaahadana banaan baxa maanta waxaa uu kaduwan yahay kuwii hore Maadaamabanaanbaxaani looga soo horjeedo faraglinta ingiriiska uu ku hayoSoomaaliya dhawaana ayay ahayd markii dawlada Ingiriisku codsi kuaadan in xayiraada laga qaado soomaalidiidku ay u dirtay dawladaFederalka Soomaaliya ayadoona DFKMG hadalkaas ku sheegatay in ay uaragto mid lagu kala googoonanayo Soomaaliya islamarkaana ay diiday.

www.buhodlepost.com
najib caydiid magan buuhoodle weyne

Fikrad Ka Dhiibo