Taliyihii Sirdoonka Gobolka Sool, Asad Maxamed ayaa goor dhowayd lagu dilay bartamaha magaalada laascaanood, iyadoo kooxo.
hubaysani ay weerar ku qaaday taliyaha oo uu ku sugnaa goob makhaayayad lagu caweeyo.
Rasaas xoogan ayaa goobta ka dhacday, waxaana markii dambe soo gaadhay ciidamo tira badan oo ka tirsan booliiska, waxaana halkaas laga maqlayay rasaas xoogan oo la isweydaarsanayay.
Waxaa isna goobtaas lagu dhaawacay taliye ku xigeenka sirdoonka gobolka sool iyo qof haweenay ah oo ka agdhawayd goobtii lagu weeray saraakiishan maamulka Somaliland magaalada laascaanood ayaa gabi ahanba qasan ilaa 5 malmood kadib markii ay soconayan mudaahaardo laga soo horjeedo maamulka somaliland dhanka kale waxa manta dagal qadhadh ka dhacay tuulada Gambadhe ee duleedka bari KAGA ADAN Lascaanood qiyastiina u jirta 20 km ciidamadii ku dagalamy agaasi aya wali isku hor fadhiya inta u dhaxaysa deegaanla Cadaada iyo Gambadhe waxana jira sansan colaadeed iyo ciidan urursi xoog badan
www.buhodlepos.com
najiib caydiid magan buuhoodleweyne