Hambalyo Meher :- Mudane Xaaji Maxamuud Haybe Aw Cali iyo Marwo Nasiiba Suldaan Maxamuud Guuleed OO meherkoodu Ka dhacay Hotel Imperial
a class=”highslide” onclick=”return vz.expand(this)” href=”http://www.buhodlepost.com/wp-content/uploads/2011/03/aaaaa.gif”>
Hambalyo meher: waxaa Tahniyad iyo bogaadin loo dirayaa Mudane Xaaji Maxamuud Haybe Cali iyo Marwo Nasiiba Suldaan Maxamuud Guuleed oo Meherkooda ka dhacay magaalada Hargaysa gaar ahaan Hotel Imperial horaantii bishan march
Waxaa Hambalyadan diraya dadka kala ah.
1 Hooyo Cibaado C/laahi Aar
2 Laki haybe Cali
3 C/risaaq Haybe Cali (alqaban)
4 Faysal Haybe Cali
5 Nashaad Axmed Haybe
6 Caaqil Hindi Maxamed Aadan Caws
7 Caaqil Cali Cabdi Cali
8 Kornayl Axmed Maxamed Aadan
9 Captain Maxamed Cabdi Cali kamiin
10 SIciid Khaliif Xagar
11 C/casiis Ismaaciil Garaad Soofe
12 Shiikh Maxamed Maxamuud
13 Maxamed Haybe Abokor
14 Ciise Axmed Garaad Soofe
15 Abshir Caydiid C/laahi
16 Maxamuud Axmed Shire
17 Maxamuud Cabdi Rigaax
18 Mubaarik Maxamed Aadan
19 Axmed Cismaan Aadan
20 Caaqil Axmed Xassan Xaaji Cumar
21 C/raxmaan Xaaji Axmed Aadan Xaad
Dhamaan dadkaas oo kala jooga dunida dacaladeeda waxay tahniyada kal iyo lab ah u dirayaan Maxamuud Haybe Cali iyo Marwadiisa Nasiiba Suldaan Maxamuud waxayna Ilaahay ugu baryayaan Inuu ka dhigo qoys barwaaqo ,bashbash iyo ubad khayr qaba kala hela kuna dhaqma diinta Islaamka Amiin sida bahda Buhodlepost waxaanu leenahay isku waara arooskiinana soo dedajiya Aamiin