|

weriye Abdirizak Kaneec oo ku biirey bahda buhodlepost

WeriyeMR.Abdirizk Ali Kaneec.oo ah Weriye,rugcadaaga ah barta internetka aad looga,yaqaan maqaalooyiin xiisalehna ku leh yaa kubiirey, bahda,http://www.buhodlepost.com, weiyahan oo looga bartay shaqo hufraan iyo firficooni ayaa wakiil gaar ah websitekan uga noqon doona wadamada scandenevianka
hadaba waraysi aanu l yeelay weriye abdirizak kaneec ayaad goordhow ka heli doontaan buhodlepost
xarunta warqadbadka

buhodlepost-
ADMIN

Fikrad Ka Dhiibo