|

Tacsi tiiraayo leh

Tacsi

Waxaanu tacsi u diraynaa dhammaan reer Cali kamin, Anaga oo uga tacsiyadaynayna geeridiiku timid maruum Cabdi Cali kamin oo ku geeryoodey magalada xamar lagu xidh ee gobolka cayn maalintii sabtida 12/03/2011.

Waxaanu marxuumka ilaahay uga baryeynaa in uu janadiika waraabiyo,eheladi iyo qoyskii uu ka tegeyna samir iyo iimaan ka siiyo.

Dadka tacsida diraya oo kala ah.
1.Ciise Garaad Soofe iyo reerkiisa
2.eng.Ahmed maxamud Handule iyo reerkiis
3.Adan garad soofe iyo reerkiis
4.Asad cabdihamid xaaji Mohamed iyo reerkiisa
5.Ibrahim haybe Abakor iyo reerkiisa
6.mohamud cabdillaahi Abakor iyo reerkiisa
7.Mohamed Haybe Abakor iyo reerkiisa
8.sh Cabdillahi Farah cateeye
9.Mohamed Cabdi Suldan
10.Mohamed Hassan Bille
11. Mohamed Cabdillahi Abakor.
12.Mohamud Ismail jaamac bixi
13.Ahmed sh Cabdillahi Farah caateye
14.Mohamed Cali mohamud
15.mohamuud haybe awcali
16.ciise axmed garad sofe
17.c/raxmaan xaji axmed adan xaad
18.ahmed c/kariin ahmed johor iyo
19.mustafe xaji axmed adan xad

waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu u naxariisto marxuumka, qoyskii iyo qaraabadii uu ka tegeyna samir iyo iimaan ilaahay ka siiyo.

Fikrad Ka Dhiibo