Kooxdii Nairobi oo Jalaqle ku ah Hargaysa
kooxdii Nairbi oo jalaqle Hargaysa ku ah dhamantood
waxaa fashilaadii ugu cuslayd soo if baxday horaantii todobadkan markii laga war helay xubno kamida kooxda Lugooye ee Nairobi oo qorshaynaya sidii ay xilal loo balan qaday u qeybsan lahaayeen xilalkan oo an la cayimin tiradooda ayaa waxaa xubnaha loo waday Hargaysa kamid ahaa Baashe Cali Jamac oo Hore wasiir uga ahan jiray maamulka SNM iyo xubno kale Wasiirnimada Baashe aya waxaa ka biyo diiday ninka aad islamaha lacagta uga soo ururin jiray ee lagu magacaabo
Saleebaan Waji Xaad oo MR Waji xaad ayaa ku andacoonayey inuu isagu xaq u leeyahay wasiirnimada lasiinayo Baashe Cali Jamac oo ay isku jifo hoose yahiin waxaa kaloo xubnaha la sheegay in Hargaysa tagi lahaayeen kamida ah
PRO.Cali Khaliif Galayr oo isna aha musharaxiintii 1993 u tartamayey jagada madaxweyne ku xigeenka maamulka SNM shirkii Boorame iyo xubno kale
Hadaba arintaa ayaa waxay dhalisay khilaaf balaadhan oo soo dhex galay xubnaha sar sare ee hogaamiya Kooxda Nairobi waxana arintaa aad uga biyo diiday Hogaamiyaha kooxda Nairobi DR saleebaan Ciise Axmed Kaar oo an isagu lasocon wada hadalada dhex maray Siilaanyo iyo xubnaha kamida kooxda uu Hogaamiyo arintaa oo dhalisay inuu MR xaglatoosye ku dhawaa inuu iska casilayo Jagada uu ku magacoownaa ee Hogaanka guud SSC dhanka kale waxa iyana dareen xoogle qaday xubnihii joogay gudaha somaliya oo uu kamid ahaa Kayse Cabdi yuusuf oo isagu isu dhiibay jamhada SNM hadaba waxad mooda in Kooxdii lugooye ee ku qudhaaban jirtay Magac SSC in ay hada kala hororsanayan sidii nin walba an isga looga horayn lahayn maamulka Somaliland wana xaqiiqda dhabta ah ee keentay in Kayse Cabdi yuusuf si DagDag ah isugu dhiibo Jamhada SNM ma cada meesha uu aadi doono Aya tulaahigii Ruuxaaniga ahaa ee kooxda Nairobi
www.buhodlepost.com
email buhodlenews@hotmail.com




waxaan kulla talin lahaa maamulka webka iyo wariyayaasha wararka soo galiya inay kala saaraan ishaynta shaqsiyaad gaara iyo danta guud ee qadiyada umada maahan in lakala saarsasro dhulbahante ama la iskala guro ama saxaafadu ay ka qaybqaataan waxyaalah dadka kala dilaya ama kala fogaynaya waayo waas waa wxii dalka dhulbahante maanta gacanshisheeye ku galay sidii ninba nin islahaa aama inaadeerkiis wax aks heeg ama ku xumee waa ta maanta halkaa taal saxafadna maahan inay aks heeqayaan waxyaalah xun xun ee dadka kala dilay maanay buhodlepost ayad la baxdeen xaglatoosiye maahan nin reer sool ah ama reer sanaag waad taqaaniin cida uu yahay kuwa kalana waa kuwii reer sool qaarokood ee inatya iskuxumaynayeen shisheeye dalka keenay waxa laga dhaxlay waala arkaa waan amuuqataa
waxaan marlabad leeyahay hanoqonida kuwo kaladhamanwaaya oo xumaantooda uu fiirsha ee nata umada kale fiirsan waxana u wada hadalak bahda webkan dhaman shacabka dhulbahanana waxaan leeyahay hora la inoga faaiidaystay yan mardnaeb lainaga faa iidaysan ninkii bilaa dhiiga e bi adareena isaga lama hadlo wxii dareen leh weeyaan ee aan dareenkoodi dhiman