|

Ciidamo kada tirsan koooxda Lugooye ee Nairobi ayaa xalay ilaa manta rasas xoog badan isku waydaarsanayey badhtamaha Magalada Buuhoodle

waxaa habeenkii xalayto ilaa manta rasas xoog badan isku weydaar sanaya badhtamaha magalada buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn maleeshiyadka tirada yar ee ka amar Qaata Cali sabaray is rasaaseyntan oo ilaa xalay fiidkii socotay ayan wax qasaara ah gaysan marka laga reebo guri ku yalaa shirkada Telesoom agagaarkeda oo rasasta qoriga dhashiikaha loo yaqan haleeshay hadaba arinta aya ka danbeysay kadib markii lacag la ,aan xoog badan soo food saartay Kooxdan tirirada yar ee ku qudhaabata magaca sharafta leh ee SSC waxana Hogaamiye ku xigeenka kooxda iyo Askartiisa khilaaf xoog badani soo kala dhex galay kadib markii xoogaa lacag ah oo laga soo diray Qurbaha soo gadhay Cali Sabarey arintaa oo keentay in qaybo kamida maleeshiyaadkiisa tirada yar Qaarkood tirsadaan in lacagta laga qadiyey kadiba ay sameeyaan gadood iyo golaaftan xoogleh oo ilaa shalayba ka socday Buuhoodle arintaa oo keentay in istaafka Cali Sabaray iyo maleeshiyadkii gadood sanaa rasas xoog badan isku waydaarsadaan suuqa Buuhoodle hadaba wax Garadka iyo Gulimo aw diinka iyo Saraakiisha difaaca Gobolka Cayn ayaa kulan Dag Dag ah ugu socdaa hada buuhoodle kulanka oo looga arinsanayo sidii xaal looga gaari lahaa Maleeshiyadkan aan hooganka lahayan ee ku sugnaa Buuhoodle dad weynaha rer Buuhoodle ayaa aad uga xun dhaqamada Kooxda Nairbi oo kusoo kordhisay Gobolka Cayn dhaqamo an hore looga baran rer Buuhoodle taasoo keentay in dhawr jeer ay ka hadlan Odayaal iyo Culimada Gobolku arimaahsi

www.buhodlepost.com

7 Responses for “Ciidamo kada tirsan koooxda Lugooye ee Nairobi ayaa xalay ilaa manta rasas xoog badan isku waydaarsanayey badhtamaha Magalada Buuhoodle”

  1. haruuse says:

    asc dhamman dadka islamka ,gaar ahaan inta kuhadasha soomaliga waan idin salaamay marka xigna waxaan halkan idin ku soo gudbinayaa fikard aan ka dhiibanayo warkan aan ka akhristay webka buhodlepost.com walaal marka ugu horaysa masuuliyiinta webka maamusha iyo suxufiyiinta qortaba waxaan idinka codsanayaa inaad joojisaan erayada xoosha xun ee aad istic malaysaan ee aad u kala adeegsanaysaa ssc dhexdeeda waxaadna ogaataan inay ssc mid tahy aan loo baahnayn wax kala sasaran maanta waad ogtihin meesha xaaladu marayso waad ogtihiin cadawgiinu wuxuu yahy waad ujeedaan hawsha inoo taala maanta inta ay qaro iyo dhumuc leegtahay .
    waxaa haboon inaad isway diisaan sidee looga bixi karaa qaabkee loo wajihi karaa
    taasina aytahy isku duubni iyo iyo wada shaqyn dhexdeena haddaan nahy ssc ama dhulbahante
    walalayaa looma baahna maanta reer hebel looma baahna maanta koox hebla looma baahna maanta wax kala fanquuqidd waxaa loobahanyahy iskaashi iyo wada shaqayn buuxda .
    dadka dhibka wada ee wax kala fogaynaya waxay ubadan yihiin maanya qolyaha qora websiteyada waxaan idinka codsanaynaa inaad nga joojisaan waxaas uma hbaahnin maanta ssc waa mid waa isku dan waa isku dad ilaahiina haddad taqaaniin naga daaya warraka caadifaysan ee aan qiimaha lahgayn aad qoraysaan wabilaahi tawfiiiiiiiiiiiiiiq

  2. Hassan says:

    Fikraddii gabawday ee butland baa kugu qufulan. SSc horteed cidiba xornimo Kama hadli jirin,

  3. ceebla dhulbahadte says:

    Aasalaama caleeykum waxaan aad iyo aad ukaxumahay dadka qorah wax aan qiimolahen mooye xumaan waxaan umaleynayaa in aaysan ahaan Dhulbahante dad fekerkaalihi waayo qof damiir leh oo dhalad dhulbahante ah baa manta sidaa u hadlaya ismalihi wayo dee xageebuukayemid miyuusan ahaan imnuxalaal walaalyaal waxaan Idinka cosanayaa in aad cambaareesaan dadka noocaas oo kale ah ee inaku dhejira inkastoo aan aniku isleeyahay maaha dhalad waxaan ahay inan dhulbahante ah oo dhalad ah waabilaahitufiiq

  4. asc waxan samaya dhamaan aqyaarta qorta website buhodlepost waxan idinka mahad celinayaa inaad inta badan ka hadashaan warar xaqiiq ah oo an la bunbunin laakiinse waxan la yabanahay dad runta ka babrooranaya ee leh ben sheega war buuhoodle anaga joogna ina sabaray iyo wiilasha la socda way is dileen wayna is rasaaseeyeen rer buuhoodle iyo dagalkii kalshaalena dhalintii Qayr Cabdi mooynae cid kale oo rer buuhoodle abaal ugu shaagan karta wlaahi ma jirto waxa kala basaasiin bay ahayeen adeer ruunto ma fantaa

    by c/kariin cali axmed buhoodle

  5. sacaawi says:

    kkkk, walee waa yab rerkan meel loo wadto garan maayo war hadii xumaanta nimankan aad la murara dilaacsan tahiin la qariyo ma waxad rabtaan in lagu been abuurto dad ehelu sharaf ah oo an waxba galabsan mida kale in wararka xasaasiga la qoro oo bananka lasoo dhigo caloosha dhulbahante sow ma ogidin in jidbaale ina baray wixii danbi ay galan saxafada dhuilbahate waxaa lagula xisaabtamaya jdibaale iyo cida qorta taas ogaada dhalinta qorta buhodlepost wa daraawiish asal ah waliba ehelu sharaf ah

  6. dhulbahante dhalada ku ye waar daarood oo dhan baan dhalad ahan anagaana ku siinaynayna taariikhda

  7. ismail abdi says:

    Waa markii ugu horaysay ee aan webkan arko, web-site ka ssc wax link ah kuma laha marka cida iska leh lama garanayo. kolayba waa kuwo danta dhulbahante ka soo horjeeda.

Fikrad Ka Dhiibo