Dhaq. Dhaqaaq Ciidan oo xoogbadan oo laga dareemayo Gobolka Cayn
waxaa Gobolka Cayn laga dareemaya dhaqdhaqaaq ciidan ilaa iyo labadii casho ee ina soo dhaafay kadib markii ciidamada difaac Gobolka Cayn ay ka war heleen shirqoolka ay maleegayan Jamhada SNM horaantii todobadkan ayey ahayd markii lagu dhawaaqay xabad joojin an cago adag ku taagnayn in lagu joojiyo colaadii ka aloosnayd deeganka Bali weynta ee Gobolka Cayn hadaba waxaa isisoo taraya wararka sheegaya in jamhada SNM ay damacsan tahay inay khayamo iyo is miskiimin dhulka isu dhigto si ay jaanis uga hesho meelo ay kasoo gasho dad weynaha Gobolka cayn waxana arinta isla markiiba ogaaday ciidamada iyo saraakiisha mujaahidiinta ah ee Difaaca Gobolka Cayn waxayna si aad u heer saraysa ugu diyaar garobeen in mar labad cashar lama ilaawaan ah loo dhigo beelaha Isaaq murtidiinta dulimi doonka ah ee kasoo hayaamay Hargaysa iyo Burco Qaar kamida saraakiisha difaaca Gobolka Cayn oo an Qaadka telefoonka kula xidhidhnay waxay noosheegeen in ay sitoo ah dhulka ula simi doonan una gaysan donan duqayn tuulada Qorulugud oo hada saldhig u ah ciidamada SNM beesha Qorulugud oo u diyaar garoowday dulmiga iyo dhiiga raga dhawaca ahaa ee maxaabiis ahanta looga soo qabtay miyiga Bali Kalshaale oo Qaar lagu toogtay tuulada Qorulugud
www.buhodlepost.com