Kulanka jaaliyda SSC Ee goteberg oo fumaya 25ka bishan
Jaaliyaa ssc ee sweden ayaa ka qayb galaya, shir jaaliyda gotenberg,uga furmaya caasimada labaad ee sweden,25 bishan,hadaba dhamaan jaaliyada waxaan ku wargelinaynaa in shirka uu furmi doono,saacada 5:00,kulankan ayaa ka furmi doona xaafada hamarkulan ee gotenberg,hadaba jaaliyada waxanu ka codsanaynaa,in wakhtiga dhowraan,
wixii faah faahin kala soo xirir buhodlepost
Abdirizak Kaneec
kaneec1@hotmail.com