|

Maleeshiyadka maamulka Hargaysa oo laga dareemayo inay wadan dhaqdhaqaaq Ciidan oo ku wajahan Gobolka Cayn

waxaa laga dareemaya dhaman gobolada ku jira gacanta maleeshiyadka SNM in laga wado Dhqadhaqaaq

Ciidan oo ku wajahan Gobolka Cayn ilawareedyo ku sugan magaalooyinka Hargaysa iyo Burco iyo Lascaanood
oo an xidhiidh la samayney ayaa noo xaqiijiyey in Ciidamo ka amar qaato Siilaanyo lagu soo daabulayo Gobolkaasi ciidamadan ayaa lasheegayaa in loo qaybinayo Laba Ag oo kala ah Kalshaale iyo Dagmada WidhWIdh waxaa maleeshiyadka Siilaanyo lagu soo waramayaa inay ku hubaysan yahiin Hub cusub oo dhawaan laga keenay dalka Djabuuti Maleeshiyadkan aya u badan Beesha Habar jeclo ee uu kasoo jeedo Gacan ku Dhigle Siilaanyo waxayna isu diyaarinayan isku daygii ugu culaa ee lagula wareegi lahaa Gobolka Cayn

Kkaasatana Magaalo madaxda Gobolkaasi ee Buuhoodle Maamulka Hargaysa ayaa Waxaa khalkhal ku abuurtay waraysiyadii iyi Sirihii fashilmay s arintaas oo ay fuliyeen Geesiyaal Mujaahidiin ah Horjoogeyaasha SNM ayaa isku dayaya in ay iska jeediyaan indhaha shacabkooda oo hada si aada isu waydiinaya in sirtii jamhadu faraha ka baxday waxayna dadka Rer Hargaysa dhacdadan ku tilmaameen weraradii lala beegsaday darihii dhadheeraa ee (TWIN TOWERS) 11 SEMTAMBER AMEERICA

dhanka kale waxaa si aad ah isu diyaarinaya Ciidamada Majaahidiinta Difaaca Gobolka Cayn oo hore casharo lama ilaawan ah ugu dhigay maleeshiyaadka SNM waxsa magalada Buuhoodle laga dareemaya diyaar garoow loo diyaar garoobayo werarkasta oo kaga iman kara dhanka SNM

www.buhodlepost.com
email buhodlenews@hotmail.com

Fikrad Ka Dhiibo