Home » April, 2011
Entries posted on “April, 2011”
n ka badan 35-ruux ayaa lagu soo waramayaa in la qabtay kadib baaritaano maanta ciidamada Siilaanyo ey ka sameeyeen magaalada Laas caanood ee xarunta gobolka Sool halkaasi oo xalay rasaas qasaare geysatay ay ka dhacday Dadka lagu qabtay baaritaanadaani ayaa waxaa la sheegay in ay u badan yihiin dhalinyaro waxana loo taxaabay xabsi ku yaala [...]
April 30 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
The Wikileaks has revealed what has been known for long time that the one clan based secessionist group a.k.a Somaliland is an international terrorist group linked to Al Qaida, through Al Shabaab the regional representative of Al Qaida in Somalia. The Somaliland terrorist group (SNM) has contracted the Somalia and the Horn of Africa terrorist [...]
April 30 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Waxaa dalka malaysia booqasho gaban ku jooga Madaxweyne ku Xigeenka Maaamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland Mijir G/naral C/samed Cali shire Madaxweyne ku Xigeenka ayaa la kulamay mudadii gabnayde uu joogay masuuliyiin ka tirsan Dawlada Dalka malaysia iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Somaliyeed ee dalka Malaysia isagoo uga xog waramay xalada guud ee uu maray [...]
April 30 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Hogaamiyaha maamulka Somaliland Siilaaanyo oo aqbalay Calankii Soomaaliya inuu ku qaabilo Wasiirka caawimooyinka dadka tabaalaysan ee Kuwait kana tanaasulay Qadiyadii Somaliland ay ku dooneysay ina ka go’aaan Somaliweyn) Hogaamiye Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa markii ugu horeeysay 20 sanadood wuxuu qaatay qadiyadda Somaliweyn kadib markii 20 sano ay Somaliland ku dheganeed inay tahay Jamhuuriyad madaxbanaan. [...]
April 30 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Muqdisho – Khamiis, 28 April 2011) Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka Soomaaliyeed iyadoo ka duuleysa xaaladda amniga iyo sida loogu baahanyahay in loo sii dar-dargeliyo howlaha amniga, iyadoo loo adeegayo shacabka soomaaliyeed ayey waxey soo saareen go’aanadan hoos ku qoran: 1. Si loo hubiyo amniga shacabka soomaaliyeed in qorshe walba oo lagu sameynayo mudaaharaad [...]
April 29 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Dhamaan ciidamada amaanka oo isugu jira Boolis iyo Daraawiish ayaa la sheegay in ay ku baxeen aaga ay ku dagaalamayaan maleeshiyada laba beelood oo wada degan magaalada Gaalkacyo. Ciidamada ayaa doonaya in ay kala dhex galaan labada maleeshiyo ee dagaalku ka dhex taagan yahay, dagaalkaasi oo ka soconaya xaafada Garsoor ee magaalada Gaalkacyo, waxaana weli [...]
April 27 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Dagaal ayaa haatan ka bilowday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug kadib nin ganacsade ah oo lagu dilay xaafada Garsoor ee magaalada Gaalkacyo. Dagaalka ayaa wuxuu ka soconayaa xaafada Garsoor ee magaalada Gaalkacyo, waxaana la sheegayaa in dagaalku u dhaxeeyo maleeshiyaadka laba beelood oo wada degan magaalada, waxaana dagaalku ka bilowday kadib markii Maxamed Cilmi Gurey [...]
April 27 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Kooxo hubeysay ayaa soo bandhigay muuqaalka bad-bmaaxayaal ay ku haystaan howd ku yaal inta u dhaxeysa magaalooyinka Hobyo iyo Xarardheere. Raggan muuqaalkooda lasoo bandhigay ayaa lagu kala sheegay Juan Alfonso Rey Echeverry iyo Jose Alfonso Garcia Barreiro , waxaana ay wadayaal ka ahaayeen markab laga lahaa dalka Muzambique kaasoo gacanta u galay dhawaan kooxaha burcad-badeeda. [...]
April 26 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Ugu Horayn wxaan halkan ka slamayaa Dhmaan Bahda Website calamiga ah ee Buhodlepost.com Marka Xigta waxanu halkan Tahniyad Maher u ga diraynaa Mudane: Jamal ( ayjex) iyo Marwo : Faiza Nuuh Yousuf oo ku nool dalka Norway Oslo,Maherkooduna ka dhacay Magalada Hargaysa Hotel Xaraf 24/april/2011 waxanu leenahy Noqda kuwii isku waara Ubad khayr qaba kala [...]
April 26 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Guriga Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka KMG ah Shariif Sheekh Aadan waxaa shalay ka dhacay kulan qarsoodi ah oo aan Saxaafadda loo soo bandhigin, waxaana kulankaasi oo ay yeesheen Shariif Xasan iyo qaar ka mid ah Golihii Wasiirada Cumar C/rashiid looga hadlay qaabka ay u hor istaagi karaan dowladda KMG ah ee Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo [...]
April 25 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
ALLAAH BAA MAHAD LEH NAXARIIS IYO NABAD GALYO NABIGEENA KORKIISA HA AHAATO. Sidaynu la wada socono waxaa meelo kala duduwan lagu qabtay shirar ay leedahay beel waynta Dhulbahante kuwaas oo mid waliba lahaa magac kaduwan ka kale . wallow laga sinaa hadafka ah sidii danta beesha miis loo soo wada saari lahaa. Meelna looga wada [...]
April 25 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Mr Mohamed haybe Abokor iyo marwadiisa Ayaan C/nur X.Mohamud Awmuse anaga oo kala ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihin kuna nool dalka South Africa waxaanu hambalyo kal iyo laab ah u diraynaa lamaanaha is doortay oo meherkoodu ka dhacay magalada Buhodle ee xarunta gobolka cayn iyaga oo kala jooga Nairobi kenya iyo Kampala 20/4/2011 [...]
April 24 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Kooxda Manchester United ayaa talaabo muhiim u ah u qaaday hanashada horyaalka Ingariiska ka dib markii 1-0 ay ku garaaceen kooxda Everton ciyaar ka dhacday garoonka Old Trafford. Javier Hernandez ayaa goolka guusha madaxa ku ugu dhaliyay kooxdiisa xili dhamaadka ciyaarta ay ka hadhsanayd 6 daqiiqo qudhi. Ciyaaryahanka reer Mexico ayaa dhaliyay goolkiisii 12aad ee [...]
April 24 2011 | Posted in Sports | Sii Akhri »
Declaration of the Consultative Conference of Beesha Dhulbahante Diaspora Guiding Principles The declaration of the consultative Conference held in London on April 21-24, 2011 have been centered on the issues of peace, security, the provision of humanitarian assistance to those adversely affected by the war campaigns waged against our people and ravaging drought which envelops [...]
April 24 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Marqaan-Weyne-:- Sidii aan horeba idiinku balanqaadney hadaad tihiin akhristayaashada sharafta leh, inaan idiin soo gudbino horumarada ka socda dalkeena hooyo anagoo isku dayeyna inaan deegaan walba iftiimino meelaha la dareemi karo ee talaabo horumar laga qaadey hadey tahey waxbarsho, Caafimaad, Biyo amaba arimaha kale ee bulshada. Halkan Sawiro Waxaan hadaba isku daynay inaan u kuur [...]
April 24 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Warqad Furan oo ku socota dhamaan wax garadka Reer Puntland C/raxmaan Xaaji Axmed Aadan (Xaad) xaad63@live.com 24/04/2011 Waxaan salamayaa dhamaan umada soomaaliyeed waxaan Illahay uga rajaynayaa inuu abaarta ka saaro Intaa ka dib waxaan u soo gudbayaa ujeedada maqaalkan oo ku saabsan arimaha ka jira puntland,marka hore waxaan u tacsiyeynayaa Ehelada maalin kasta dadkooda ku [...]
April 24 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
I have read the two statements from groups speaking in the name of the Buuhoodle people: those in the UK and the students in Malaysia. While both the two statements call on the Buuhoodle community to attend to their needs(which is right), the one from the UK is more strident and tantamount to calling for [...]
April 24 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Cayn, ayaa maanta dadwaynaha ku dhaqan magaalada buuhoodle iyo nawaaxigeeda waxaa ay isugu soo bexeen garoonka kubada cagta ee xabado stadiom football halkaas oo ay ku tukadeen salaad roob doon ah oo ay alle uga baryayaan inu soo dedejiyo raxmaadkiisa. Dadka reer buuhoodle oo saaka soo buux dhaafiyey garoonka buuhoodle ayaa waxaa wajiyadooda ka muuqday [...]
April 23 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
waxayna Ardaydu soo sareen baaq ka koban dhawr qodub una qoran sidan (1) hadan nahay Ardayda Rer Buuhoodle ee wax ka barata Dalka Malaysia waxan tageersanahay baaqii Jaaliyada Dalka Ingiiska ku nool ee Rer Buuhoodle soo sareen todobadkan kasoo ku wajahnaa danaha Buuhoodle, (2) waxaan baaq kaas lamida u dirayna Jaaliyadaha Rer Buuhoodle ee ku [...]
April 23 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
sida ay noo xaqiijiyeen goob joogayal ku sugan gudaha Hoolka uu ka socdo shirka Aqoonyahanda Beesha Dhulbahnate ee Khaatumo. Goob joogayashan oo ka cudur dartay inan ku xusin magacooda halkan xusin ayaa noo xaqiijiyey in shirka xoogaa buuq ah dhex galay kadin markii Siyaasiga Cali Khaliif Galedhr oo ka qeyb-galaya shir magaalada London ay soo [...]
April 23 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »