|

Dhirin Dhiray Jees Dagan ma Weyndo Xubno ka mida Jaaliyada Gobolada SSC ee Cariga Ingiriiska oo Lunsaday Lacag lagu Urursaday Dagalkii Kalshaale

Waxaa lacag aad u tiro badan lunsaday xubno kamida Jaaliyada Rer SSC ee ku nool cariga Ingiriiska lacagtaa oo laga soo ururshey dadweynaha Rer SSC ee dagan Cariga UK lacagtan la dhacay waxay kamida ahayd taakulayntii loogu talo lagay in lagu taakuleeyo Dagalkii ka soconayey Gobolka Cayn hase ahaatee waxan ila hada la ogayn meel ay ku danbeeysay lacag ay ururiyeen shaqsiyaad kamida jaaliyada Rer UK Lacagtan oo garaysa ilaa Boqol iyo Konton kun oo Doolar ayan ilaa hada la ogaym meel ay ku danbeysay arinata waxaa noo xaqiijiyey gudiga dhaqalaha ee Jaaliyada UK waxaynay noo sheegeen inaanay soo garin lacagtasi sanduuqa guud ee taakulaynta gobolka Cayn hadaba daba gal dheer oo ay samaysay shabakada Buhodlepost waxan ku soo ogaaney meesha lacagtaasi ku baxaday waxana noo cadaatay lacagtasi oo lagu soo uruursaday magaca Rer Buuhoodle iyo dagalkii Kalshaale inaanay soo gaarin gudida dhaqala ee Buuhoodle iyo wax Garadka Gobolka midna lacagtan ayaa waxa loo adeegsaday qayb kamida in lagu abaabulo Shirka kasoconaya London halka qayb kamida lacagtana lagu anba bixiyey Kayse Cabdi Yuusuf oo isagu horaantii bishan isu dhibay Maamulka SNM laakiinse lacagta inta badan waxaa ku tagri fashay shaqsiyaadkii kusoo urursaday magaca Dagalkii Kalshaale mahan markii ugu horaysay ee lagu marin habaabiyo dhaqalaha Qurba joogta SSC arimahan oo kale.
hadan nahay bahda buhodlepost waxan idinsoo gudbin doona shaqsiyadkii lacagta ku tagri fashay oo faahfaahsan

www.buhodlepost.com
email buhodlenews@hotmail.com
runta kama xishoona

Fikrad Ka Dhiibo