Xafald aad losoo Agaasimay oo lagu Sagoontiyey Suldaan Garaase Iiyo waftigii uu Hogaaminayey oo ka dhacday Buuhoodle

Waxaa Xaflad si qurux badan lsoo Agaasimay lagu sagoontiyey waftigii ku sugnaa Buuhoodle ee uu hogaaminayey Suldaan Maxamed Siciid (Garaase) waftigan oo isugu jiray Isimo iyo madax dhaqameed o kasoo kicitimay Magalada Garoowe ayaa maal mahanba ku sugnaa Buuhoodle waxayna kulamo layeshen Wax Garadka iyo Cuqaasha Gobolka Cayn hadaba habaaenimadii Jimacaha ahayd aya waxa dib u labtey waftigii uu hogaaminayey Suldaanku waxana lagu sagoontiyey xaflad an hore loo arag nooceeda Xafladan sagoontiah ahayd aya waxay ka dhacday Hoteelka Cabdi Guray oo waftigu hore u daganaayeen daganayd buuhoodle xafladan aya waxa kasoo qayb galay culimo Awdiinka Gobolka Cayn iyo Golaha Cuqaasha iyo Isimada Gobol ururada dhalin yarda iyo aqoon yahanada Gobolka waxa wafigan looga mahad celiyey booqashada ay ku yimadeen Gobolka Cayn xili lagu jiro xalada Colaadeed iyo mid abareedba sidoo kale waxa halka hadalo kooban ka jeedyey xubno ka mida waftigan oo mahad naq balaadhan usoo jeediyey Rer Buuhoodle sida sharafta leh ee ay usoo dhaweyeen dhanka kale waxaa xabsiga Buuhoodle laga sii dayey kooxdii mooryaank a ahyad ee isku daday inay dhacaan gaariga Suldan Garaase kadib markii uu suldaanku cafis u fidiyey kooxdaasi
WWW.BUODLEPOST.COM EMAIL BUHODLENEWS@HOTMAIL.COM

