|

Tahniyad Dhalasho

Tahniyad Dhalasho

Waxaanu Halakan tahniyad Dhalasho oo baladhan uga Gudbinaynaa
Mudane: Sulaiman Ayjeex Hussein iyo
Marwo: LuuL Aw Mahamed
Oo Dhawaan Wiil ugu dhashay Magala Madaxda Gobalka Cayan Ee Buuhoodle
Waxaanu Leenahay Noqo kii dalkisa ,Diintiisa, iyo Dadkiisa ba anfaca
Amiin Amiin. Amiin,
Waxaa Tahaniyadan diraya Dhammaan Qoyska ree Hussein Ahmed Cige
Iyo Dhmmaan Ururka ardayda DSSM ee Dalkani Malaysia
Waxaanu leenahay Marlabaad iyo mar sedexaadba soo bar Baar o noqo mid dalkisa,iyo diintsa Anfaca
Amin Amiin Amiin Amiin

by Gudoomiyaha Ururka Ardayda DSSM
Mawliid Abdi Husein

Fikrad Ka Dhiibo