TAHNIYAD MEHERKA MAXAMUD SHUGRI MOHAMED IYO MARWO SAADO ALI MASS
Inagoo ah websiteka buhodlepost waxaanu uhambalyeynynaa oo meherkoodu ka dhacay buuhoodle axadii laso dhaafay tahniyadan waxaa diraya
dhamaaan ehelada rer Ali mas iyo reer mahamed aden oo kala jooga dunida dacaladeeda.
waxaa kaloo tahniyadan meherkan diraya abdrizak Ali kaneec oo ah ADminka websiteka buholepost iyo yusuf ahmed maxud nageeye,maxud barfuun
axmed yusuf abokor,ruqiya ali xaaji,sheekh ali xaaji abdi akabe,abdiweli qambi,iyo asxaabkaloo badan waxaanu leenahay isku noqda, kuwii isku waara oo ubad khayr qaba kala hela,AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
ADMIN-Abdirizak Kaneec