|

Ogaysiis shir muhiim ah jaaliyada Ssc ee Sweden?GOTHENBEG

DHamaan waxaa la ogeysiinayaa jaaliyada guud ee SSC wadanka Sweden in la qaban doono kulan degdeg ah oo looga tashanayo arimaha
xaasxaasiga ee ku soo kordhay deegaanada SSC iyo Waxqabadkii jaaliyada ee sanadkii tegay. shirkaas oo lagu qabanayo xaafada berkhon ee Magaalada gothenberg ama sida kale hadaan uqoro xaafada berjön Centrum, shirkan wuxuuna dhacayaa maalinta SABTIDA 02:00 galabnimo 09-04-2011
fadlan ha moogaan inaad kasoo qaybgasho ku lankaas,kasoo qayb galkaadu waa inoo muhiim,
qaban qaabishiyaasha,kulanka kala xirir

Ahmed Jaardi TEL.0764344700
Abduldir Ali heelo,TEL.072309140
ama Abdirizak kaneec–0764355836
Abdirizak Kaneec
Sweden Gotenberg
Admin

Fikrad Ka Dhiibo