War Degdeg Ah: Qarax Xooggan oo ka dhacay Saldhiga Koonfurta Laascaanood
Laascaanood (Buhodlepost) abaaro 7:30 Fiidno ayaa qarax xooggani ka dhacay Saldhiga ku yaalla Koonfurta Magaalada Laascaanood ee ka Taliyaan Malayshiyaadka SNM, qaraxaasoo ay ku Dhaawacmeen 2 Askari midi yahay taliyiii Saldhiga iyo Hal qof oo shacab ah oo ahaa maxbuus ku xidhnaa saldhiga.
Ilaa iyo hadda si rasmi ah looma sheegin walxaha loo adeegsaday qaraxaas balse ilo ku dhowdhow malayshiiyaadka SNM ayaa sheegaya inuu ahaa Bam laga tuuray gacanta.
wixii kasoo kordha
kala soco buhodlepost