somalida falshopin oo kulan xasaasiya ku leh falköping biblioteket
kulan aad muhiim ah u ah ayaa kasocoda magaalada falköping kasoo uu u dhexeeyo somalida falköping iyo madaxda xarunta buugaagta ee falköping kulankan ayaa ah mid aah muhiim ah oo somalida lagu siinayo casharo muhiim ah iyo war gelin waxaa kulankaas xaga somalida afceliya uga ah ibraahim suldaan oo isagu ka shaqeeya, falköping biblioteket
wixii intaas dheer ee kasoo baxa, waxaad ka helidoontaan websiteka buhoodlepost.com
Abdirizak Ali
falköping sweden