Roobabkii Guga oo ka curtay Buuhoodle
Roobabkii xiliga guga ayaa si aad loogu diirsaday ugu curtay gudaha iyo deegaanada ku xeeran Gobolka Cayn roobabkaas oo bilowmay galabnimadii maanta halkaas oo ay buuhoodlana ay Heshay hogol ay ku qaboobshadeen dad iyo Duunyaduba sidoo kale roobabkan ayaa ka curtay Gobolka Cayn waxana galabta roobku helay Toolooyinka
Dan Dan iyo Xadhadhanka
www.buhodlepost.com
email buhodlenews@hotmail.com