Tacsi inaa lilaahi wa inaa ilee raajacuun
Anagoo ah bahda warbaahintaa Buhodlepost waxaan halkan Tacsi tariinyo leh uga diraynaa qoska Rer DhabDhable gaar ahana.
Ibraahin Caydiid DhaDhable iyo caruurtiisa geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Xaaskiisii marwo khadiija iyo inantiisi Nasteexo Ibraahi Caydiid
waxana illaahy uga baryeyna inuu samair iyo iiman kasiiyo dhaman ehehladoodii iyo qaraabadoodii iyagana u naxariisto aamin aamin
yaa allaah
Inaalihi waa inaa ilayhi tajucuun