|

Tahniyad Meher Mudane Maxamed Haybe abokor Iyo marwo Ayaan Cabdinuur

waxaa tahniyad kal iyo Laab ah loo dirayaa Mudane Maxamed Haybe Abokor iyo Marwo Ayaan Cabdinuur Xaaji Maxamuud oo

Meherkoodu ka dhacay magaalada Nairobi ee wadanka Keyna taariikhdu markay 21 Aprill 2011 waxaan Ilaahay uga baryeynaa inuu ka dhigo qoys isku waara oo ubad kheyr qababa kala hella Aamiin

Tahniyadan waxaa diraya dadka kala ah

1 C/raxmaan Xaaji Axmed Aden
2 C/casiis Ismaaciil Garaad Soofe
3 Maxamuud haybe Awcali
4 Ciise Axmed Garaad Soofe
5 Farxaan yaasiin Cali
6 Maxamed Yuusuf Khaliif
7-Abdirizak Aden Ali Kaneec

Fikrad Ka Dhiibo