War deg deg ah Mudaharaad Balaadhan oo laascaanood ka socda
Wararka Hada naga soo gaadhay Magaalada laascaanood ayaa ku sooWaramaya in Magaaladaasi uu ka bilaabay Mudaharaad Balaadhan oo loogasoo Horjeeday Xariga Ciidamada Maamulka Soomaalidiidka ay Xabsiga utaxaabeen Mid kamid ah Culimada Magaalada laascaanood oo Wax ka dhigaDugsiga sare ee Muuse Yuusuf oo kuyaala Magaalada laascaanood….. Mudaharaadkani ayaana Waxa soo Qaban Qaabiyey arday Wax ka BaratayDugsigaasi oo uga soo Horjeeday Xariga loo Gaystay Wadaadkaasi oo lagueedeeyey inuu Xiriir la leeyahay Weeradii lagu khaarajiyey Qaarkamidah Masuuliyiinta Maamulkaasi Hargaysa. Wadaadkani ayaana haatan ku Xidhan Xabsiga Magaalada laascaanood Manajiraan Wax Maxkamd ah oo la soo saaray, Waxana kaloo Xabsiya MagaaladaBurco loo Gudbiyey Tiro Dad ah oo lagu eedeeyey Weeradaasi oo shacabkaMagaalada laascaanood kunool ah Waxana Cabudhinta Shacabka Magaaladalaascaanood lagu hayaa Gaadhay Halkii Ugu saraysa
najiib caydiid
buhodlepost
buuhoodle weyne