Siilaanyo oo Tageerayaashiisa ugu baaqay inay xoojiyaan xuska 18 May ana qataan Calanka SNM xili oo korka kaga tagnaa kalimatul towxiidka ku qoran calankaa
Hogaamiyaha maamulka Waqooyi Galbeed Somalia Ahmed Maxamed (Siilaanyo) ayaa tageerayaashiisa ugu baaqay inay muujiyaan dareenkooda
xuska malinta 18 May Siilaanyo ayaa yidhi waa inaad muujisaan dareenkiina wadaniyadeed waxaadna soo qadataan Calanka Somaliland.
isagoo si gaara carabka ugu dhuftay Jaaliyada Beesha Isaaq ee cariga Ingiriisku inay guryahooda kasoo baxan si ay u muujiyaan awodooda,
Siilaanyo ayaa ku celceliyey waa inaad soo qadataan Calanka Somaliland waa inaad samaysaan dhoola tuus iyo wadaniyad,
hadaba xiliga uu hadalka leeyahay Siilaanyo wuxuu dhakada kaga tagan yahay Calanka Maamulkiisa waliba wuxuu kkabaha kula dul tagan yahay,
Kalimatul towxiidka ku qoran calankaas waa markii ogu horaysay ee la arkay masuul isku kortagayaa calanka maamulkiisa arintaa oo fajaciso
ku noqotay umada Somalia oo %100 muslim ah dad badan ayaa is waydiinayaa Siilanyo maxay tahay Diinta uu haysto waloo odaygu ku ragay qurbaha,
www.buhodlepost.com
