Dagaal ooge Bare Hiiraale oo ku xidhan Dagmada Doolow
www.buhodlepost.com Dagaal Oge Bare Hiiraale ayaa mudo 6 malmooda ah ku xidhan dagmada Doolow ee Gobolka Gado Hogaamiye Kooxedkan oo lagu yaqaan daba dhilif nimada Xambashida wuxuu horkacayey ciidamo laga soo hubeeyey dalka itoobiya ee dagalka kula jira Ciidamada All Shabaab
ilaa hada la ma oga sababta ka danbeysa xadhigan Dagaaal ooge hiiraale ay la beegsadeen ciidamada Itoobiya hase ahaatee sarkaal u hadlay
Maleeshiyaadka Soomalida ee laga soo hubeyey Itoobia ayaa sheegay in Hiirale laga dareemay unuu burburinayo Maleeshiyadka lagu soo
taba baray Gudaha Dalka Itoobia isla marka is fahan waa dhex maray isaga iyo saraakiisha Itoobyanka ah ee hogaaminaya dagala gobolka gado,
Bare Adan Shire (Bare Hiiraale) wuxuu kamid ahaa Dagaal Ogayasha ugu cansan Dalka Somalia wuxuuna ka masuul ahaa gabood falyo badan oo dhacay magalada kismaanyo oo mudo uu ka talain jiray (Bare Hiirale) wuxuu in badan ka mid ahan jiray dabadhilifyada u dhagaha nugul,
Hogaamiyaha Dalka Itoobiya Ato Mala sanaawi,
www.buhodlepost.com
email buhodlenews@hotmail.com



