Sir Fakatay:Shariif-Sakiin iyo Faroole oo ku heshiiyay Xilalka Madaxwweynaha iyo Reysalwasaaraha
Qaar katirsan Beelaha somaliyeed ayaa danenya Xilka madaxtooyada somalia Iyagoo qaarkood ku andacoonaya Maxaa beelo Gaar ah u Saariyay Xilkaasi.
Siyaasiyiinta Gobalada Bay iyo bakool ayaa s Maldahan isaga soo hormariyay Maalqabaaanka Maskaxda badan ee anan Jaamacad ama School soo Marin ee Iminka Haya Jagada Baarlamaanka somalia shariif Xasan shekh aadan ayaa looga Cabsi qabaa inuu adeegsado Waxa loo yaqaano Cash Money Walow Dad badani oo Bel hosaadkiisa ahi ayaa ku tageersanyihiin waxa qabadkiii Halganki uu geestay Xiligii RRA ee uu keenay Mashrucii La oran Jiray Xabad Xabad ayaa kaa celiso waayo Waxa uu qeeb lixaadleh ka qaatay Takuleenta Ciidanka iyo dhaqaalaha Ururkii RRA Waxaana dadka qaar ay u arkaan geesi.
Shariif Xasan waa Nin Galgalasho Badan sida Dadka wax indha indheeya ay La barbar dhigeen siyaasiyiin hore ,Waxa uu Dhanka Caqliga iyo Maskaxda 15% ka raacay Madaxdii somalia Gen, Maxamad farax Ceydiid iyo siyaad Bare dhanka Madax adeega waxa uu 2.5 % Ka raacay Madaxweyne Qadaafi soo jeedka Xiliyada danbe waxa ay kawada siman yihiin Madaxweynihii Hore ee somalia Mudane Abdulahi yusuf Hasa ahatee waxa uu gooni u leeyahay waa cilmiga aan wali la arag islamarkaasina school loo aada aysan Jirin waa Hadal Macaan iyo Hool Yar ,qosol Badan iyo Jilaaf Madax adeeg iyo deeqsinimo lugooyo iyo Gadaal Ka raacasho isii oo itaabsiii , makawadataaa kistaada Nagu kala wad oo Maldahan iyo Noo kala qaad oo Cad Ha igu soo noqon oo lahjad adag ah barasho wanaagsan oo afka ah Mooshin Badan oo laga yaabay saxiibkaal uqosl UN-kana warqad kaga hormari.
Hadaba aan usoo laabano Balamaha ay wada Galeen shariif Xasan iyo Faroole ayaa ah In Labadooda ay isasoo wada sharaxaan islamarkaasina Midba midka kale Haduu helo Madaxweyne kan kale u si qadarin leh u siiyo Reysul wasaare tasoo dadka qaar ay u arkaan “Ha israacdo diidee ha is raamsato.
Hadii Faroole uu Noqdo Madaxweyne somaliyeed waxay heli dontaa Jaanisyo aysan waligeed helin islamarkaasina ay ku hamiyi jirtay.
Waxaa puntland ay damacsan tahay Iney Hirgaliso qorshahan Cusub oo ay isla meel dhigeen Shariif Xasan Kadib shirkii Mahiga Waxaana Kamid ahaa:
1. In la qado ceelka shidaalka ee degaanada Ufeyn
2. In Garoowe Laga dhiso Garoon Kubada Cagta si VIva loogu cadeeyo baahida Garoonada iyo amaanka ka jiro
3.in Gaalkacyo Laga hirgaliyo Mahsruuca loo yaqaano Iskaa wax u qabso Tasoo Lagu dhiso doono dhismooyin qurux Badan.
4.in Baargaale Laga agaasimo warshada gasaceenta Malaayga si hodan ay uga noqoto Gobalka Bari.
5. In Puntland ay xukunkaasi u wareejiso qaab Boqortooyo Hadi ay somailand goosato.
6, In faroole uu saxiixo in somaliland ay goosato
sidoo kale waxa jiro qodobyo isna shariif xasan uu ku saxiixay nairobi xiligiii shirka Mahiiga usoo wada dhamaaday isaga iyo faroole waxaana Kamid ahaa.
In Raxanweyne la siiyo Jagooyin sar sare sida Madaxweyne ama R/w Isagoo ku qadanaya Magaca digil iyo mirifle
in dhulka degaaanada Bay iyo bakool Lagu dhiso Caasimad si kumeel gaar ah Kadib hal sano Garowe loo wareejiyo
in shidaalka puntland aysaami ku yelan donaaan Dadka reer Bay iyo Bakol qaab qarsoodi ah Balse Waxa Macqul ah ineysan suura Galin , siyaasada Faroole oo aad ukulul iyo in laga ciribtiro beelaha is laheysiiyay kuraasta sar sare saaxada siyaasada.
Waa Diyaarintii Hussein anteeno
Xigasho siyaasi somaliyeed.
anteeno22@hotmail