|

Qaban Qabada Xaflad aad u baladhan oo lagu soo dhaweynayo Madaxweyne Ku xigeenka Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland oo ka socota Dalka Malaysia

Qaban qaabada Xaflad balaadhan oo lagu soo dhaweynayo Madaxweyne ku xigeenka Maamul Goboleedka Puntland ee somaliyeed
Gen. C/samad Cali Shire oo kasocota Caasimada Dalka malaysia ee Kalalumpur xafladan oo lagu wado inay qabsoonto habeenimada jimcaha ee ku beegan 13 Bisha May

Xafaladan oo ah Xaflad aad u baladhan waxay ka dhici doontaa (Kulalampur international Hotel) waxana halka kala hadli doona Somalida Dalka Malaysia Masuuliyiin oo kamid yahay Gen C/samed Cali Shire Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland iyo aqoonyahanada Somlaida Malaysia

Fikrad Ka Dhiibo