Fadlan Dar illaahay u soo cawi ninkan xanuusan oo lagu qalay Dalka Malaysia
CaLI Maxamed Salwiye waa nin dhalin yaro ah oo laga haleelay dhabarka iyo xidida neer fayaasha hadaba Cali oo xanunkan uu hayey in mudo ah
wuxuu wayey awoodiisii oo wuxuu noqday bala lays isla marna waxaa waxba laga qaban kari wayey Gudaha Dalalka AFricada bari inta badan
waxana losoo dhaadhiciyey Cali Dalka malaysia gaaar ahana Caasimada Dalkaasi ee Kuala lampur si loogu dabiibo waxana lagu qalay Cali Cusbitaalka
Apam putri KJP isagoo ilaa hada ku sugan gudaha Cusbitalkaa waxa lagu leeyahay inta badan lacagtii lagu qalay Cali hadaba waxan idinka codsanaynaa Umada Somaliyeed in Dar Illaahay loo caawiyo MR Cali
kala soo xidhidh telkaasi 0060133480827 yuusuf bashiir

