|

Ciidamada Maleeshiyada Dirta waqooyi,ayaa saddex saldhig milatari ka samaystay gudaha magaalada laascaanood..

16/5/2010 www.buhodlepost.com iyadoo ilaa shalay galinkii danbe markii ugu horeeyay lagu arkayay gudaha magaalada laascanood iyaga oo raxan raxan u maraya wadooyinka Laascaanood maleeshiyadka xooga ku haysta ee SNM

Goobaha ay ka sameysteen xeryaha ciidan ayaa waxay kala yihiin dugsiga boodhanka oo ku yaala bariga magaalada, lascanodd waxay kaloo saldhig ka samaysteen halka laga wado dhismaha jaamacada nugaal iyo waliba koonfurta magaalada oo saldhig ka samaysteen.

Ciidamadan ayaa caawa samaynaya bandowgii ay horey u samayn jireen ciidanka booliiska oo sadexdii bilood ee ugu dambeeyay waday hawlgalo lagu caburinayay dadka shacabka ah, ciidankan oo ah ciidamo dhawan Tababar ugu soo xirmay Dagmada Khiikh waxay u badan yahiin Ciidan kasoo jeeda Gobolka Togdheer

dadka shacabka ah ee ku dhaqan magaalada laascaanood. ayaa waxay kala kulmayan Ciidankan cadaadis dheeraad ah isla markana waxay marmarka qaar ridayan rasas aan loo miidan dayey oo lagu cabsi galinayo Shacabka Ciidamadan ayaa waxay u muuqdan kuwo ad u feejigan isla markana si gara loogu soo diray Laascanood

La wareegida maleeshiayda Somaliland gudaha magalada laascanood waxay kusoo beegmaysaa xili la filayo inay soo garan Gobolka Sooll horgalo jasoo jeeda Laascaanood Kooxdan horgalada ah oo uu Hogaaminayo Axmed Cabdi Xaabsade, Warar hor dhaca oo naga soo garaya Magalada Hargaysa waxay sheegayan in Khilaaf xoogan soo kala dhex galay Horgalada kasoo jeeda Gobolka Sool kadib markii laysku af garan wayey sidii xal loogu heli lahaa dilalka qorshaysan ee lala beegsanayo Horjoo gayasha, ku sugan Gudaha Laascanood. oo baryahan bar tilmaameed u noqday dilal qorshaysan Shacabka Magalada La haysto ee Laascanood marka ay sawir ka bixinayan dilalka badan eeka dhaca Gobolka waxay farta ku fiiqayan inay ka danbeeyaan Maleeshiyadka SNM iyo Horjooga yaashooda. arintaa oo loo hayo cadaymo ku filan in kastoo ay dhacdooyinkaasi u xiran yahiin bqolal shacab ah oo laga qabqabtay guryahooda kuwaso buux dhafashay Jeelasha Madheera iyo Burco ,
isku soo wada duuduuboo xalada Magalada Laascanood aya maraysa meel xasaasi ah,

www.buhodlepost.com
email buhodlenews@HOTMAIL.COM

Fikrad Ka Dhiibo