|

Shiikh Maxamed Ibraahim samatar iyo C/naasir Sulub Jibriil Dhagaweyne oo lagu dilay Magaalada laascaanood

Labo nin oo ka mid ahaa shacabka SSC ayaa galabta lagu dilay magaalada Laascaanood,mid ka mid ah labadaa marxuun ayaa la sheegay in uu joogay goob lagu sheegay maxkamad ku taal magaalada dulman ee Laascaanood Ninkaas oo lagu magacaabi jiray Shiikh Maxamed Ibraahin Samatar,ka dib markii si cad loo toogtay shiikha ayaa marxuun C/naasir Sulub jibriil dhagaweyne oo goobta ka dhawaa isku dayey inuu qabto gacanku dhiiglahaa ka dibna gacanku dhiiglihii ayaa toogtay isna halkaa ayey ku dhinteen labadaa marxuun,labadan marxuun ayaa isku jifo ka soo jeeday lama oga sababta ka dambaysa dilkaa foosha xun.

buhodlepost.com

2 Responses for “Shiikh Maxamed Ibraahim samatar iyo C/naasir Sulub Jibriil Dhagaweyne oo lagu dilay Magaalada laascaanood”

  1. Eng. Ahmed Mohamoud Handulle says:

    INNAA LILAAHI WA INNAA ILLAAHI RAAJICUUN!
    Waxaan TACSI murugo xambaarsan u dirayaa labada marxuu ee kala ah:Shiihk Maxamed Ibraahim Samayar & C/naasir Sulub Jibriil oo galabta adeegayaasha siilaanyo si badheedh ah ku dileen magaalada la haysto ee lasanood oo ah Magaala Madaxda Gobolka Sool.
    Marxuumiinta Alle ha u naxariisto, kuwa ma xishoodayaasha ah ee siilaanyo maganta u ahina ha ku quusqaataan-================== Nin khayrkii loo xiirayo adna soo qoyso!

  2. ciilmooge says:

    salaankadib waa wax laga xumaado in dhulbahante maanta ku badbaadilayahay Laascanood.
    waa ladhimanjiray waana ladhimanayaa ,laakiin waxaa iseydiinleh ,war sidee kubadbaadi karaa

    karaama-denana usoo ceshan karaa .
    makulatahay LAASCAANOOD oo taladeedu dhulbahante ka godo ayaa nin wax kudilay baxsanlahaa
    ama aan la-aqoonsadeen qofka waxdilay .

    waxaan qabaa in aynu laas caanood inagu weerar ku qaadno sidii kalshaale .
    ilaahayna waa ina guulaysaiinayaa

Fikrad Ka Dhiibo