Home » June, 2011 Entries posted on “June, 2011”

Dowlada Puntland oo canshuuro ku soo rogtay shaqaalaha rayidka ah iyo baarlamaanka oo ansixiyay

Dowlada Puntland oo canshuuro ku soo rogtay shaqaalaha rayidka ah iyo baarlamaanka oo ansixiyay

Golaha wakiilada Puntland ayaa maanta ansixiyay xeer ka kooban 58 qodob,kaasi oo salka ku haya xaquuqda ay leeyihiin shaqalaha rayidka ah iyo canshuuro ay dowlada Puntland kusoo rogtay shaqalaha rayidka ah ee ku nool deegaanada Puntland. Xildhibaan Maxamuud Jaamac Banaf oo qayb ka ah mudanayasha baarlamaanka Puntland oo la hadlay Horseed Media ayaa sheegay in [...]

June 30 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

golaha wasiirada Soomaaliya oo kulan ka yeeshay sidii dadka tabaalaysan loo caawin lahaa

golaha wasiirada Soomaaliya oo kulan ka yeeshay sidii dadka tabaalaysan loo caawin lahaa

Kulan looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa dadka kasoo barakacay abaaraha ka jira dalka Soomaaliya ayaa maanta Golaha Wasiirada dowladda waxa ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho ee Caasiamadda dalka Soomaaliya.   Kulankaani oo uu shir gudoominayay Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya C/wali Max’ed Cali ayaa waxaa Golaha Wasiirada ay isku raaceen in la magacaabo [...]

June 30 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

gudoomiyaha Gobalka Gedo MR.Maxamed Cabdi kaliil Oo Maamulka Prof. Gandi Ku tilmaamay Argagixiso

gudoomiyaha Gobalka Gedo MR.Maxamed Cabdi kaliil Oo Maamulka Prof. Gandi Ku tilmaamay Argagixiso

Gudoomiyaha Gobolka Gedo ee Dowladda KMG Maxamed Cabdi Kaliil ayaa ku eedeeyey maamulka la magac baxay Asaaniya in uu dagaalada ku garab siiyo Xarakada Al Shabaab isagoona tilmaamay in ay jiraan ciidamo ka tirsan Asaaniya oo Shabaabka ka barbar dagaalama. Sidoo kale waxa uu sheegay Gudoomiyaha Gobolka Gedo in Maamulka Asaaniya uu qeyb ka yahay [...]

June 30 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Imaaraadka oo ku baaqay in xayiraadda hubka laga qaado Somaliya

Imaaraadka oo ku baaqay in xayiraadda hubka laga qaado Somaliya

Dawlada Isu taga EMaaraadka Carabta ayaa ka codsaday Beesha Caalamka in ay gacan ka geysato sidii loo qaadi lahaa xayiraada hubka ah ee saaran wadanka Soomaaliya. Abdullah Bin Zayed Al Nahyan, wasiirka arimaha dibada imaaraadka ayaa sheegay in dagaalka ka dhanka ah kooxha burcad badeeda Soomaalida looga guulaysan karo oo kaliya in hub iyo tababaro [...]

June 30 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Wararka Caalamka: ICC-da oo soo saartay warqad lagu soo xirayo Qadafi

Wararka Caalamka: ICC-da oo soo saartay warqad lagu soo xirayo Qadafi

Xukuumadda Liibiya ayaa ka hortimid warqadda ama Waranty-ga ay soo saartay Maxkamadda dambiyada Caalamiga ee ICC-da ee ogolaaneysa in lasoo xiro hoggaamiyaha Liibiya Col Mucammar Al-qadafi iyo wiilkiisa Seyful islaamo Alqadafi iyo waliba Madaxa Sirdoonka dalkaas Cabdallah Assanuusi kadib markii lagu soo eedeeyay in ay geysteen dambiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha. Dowladda Liibiya waxa [...]

June 28 2011 | Posted in World News | Sii Akhri »

Raysal Wasaarihii Hore ee DKMG Soomaaliya Farmaajo oo Maanta u Dhoofay Dubai

Raysal Wasaarihii Hore ee DKMG Soomaaliya Farmaajo oo Maanta u Dhoofay Dubai

Raysal wasaarihii hore ee DKMG Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta ka dhoofay garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda magaalada Dubai ee wadanka Imaaraadka Carabta. Qaar ka mid ah xubnaha golaha wasiirada ee weli xilka sii haya ayaa Farmaajo ku sii sagootiyey garoonka diyaaradaha waxaana wararku sheegayaan in Mudane Farmaajo uu Dubai [...]

June 26 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Booqashadii dawlada puntland ee degmada Taleex

Booqashadii dawlada puntland ee degmada Taleex

June 24 2011 | Posted in Videos | Sii Akhri »

Axmed Diiriye ma noqonayaa Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya

Axmed Diiriye ma noqonayaa Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya

Wafti uu hogaaminayo madaxa Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye Axmed Diiriye ayaa u dhoofay Caasimada Uganda ee Kambala iyagaoo sida la sheegay casumaad ka helay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo Baaderiga xukuma dalka Uganda Yeweri Museveni. Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee Adan cade ayaa ka koobnaa 15 Xubnood

June 24 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Laba shariif sharkooda miyaanu shaah ka dhiganay

Laba shariif sharkooda miyaanu shaah ka dhiganay

Warbixin ku saabsan Sababaha keeney in Gudoomiyaha Baarlamaanka uu ka Caroodo in Cabdi weli Mxamed Cali gaas loo magacaabo Raiisul Wasaare – Faarax Macalin “ Gudddomiyaha Baarlamaanka Xaq u ma leh in uu farageiln ku sameeyo Ciida uu Madaxweynaha u magacaabo Raiisul Wasaare Ayadoo weli la dareemayo Khilaafka ka dhaxeeya Maxweynaha Dowladda Federaalka KMG Shiikh [...]

June 23 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Warqad Furan oo ku socota shacabka iyo wax Garadka Puntland

Warqad Furan oo ku socota shacabka iyo wax Garadka Puntland

Waxaan Salaamayaa dhamaan shacabka Puntland iyo ka Soomaaliya salaanka dib, waxaanu maqlaynay  in kala fadhigii 26-aad ee Baarlamaanta Puntland,ay ka dhacday aflagaado loo geystay xubno golaha ka mid ah oo su’aalo waydiiyey C/raxmaan Maxamed Faroole,su’aalahaas oo dhamaantood ahaa su’aalo muhiim u ahdanta shacabka Puntland islamarkaana ahaa su’aalo laga taxadaray oo si sharaf leh loo waydiiyey [...]

June 23 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

magacaabistii Raiisalwasare Gaas iyo CV Prof C/wali

magacaabistii Raiisalwasare Gaas  iyo CV Prof C/wali

CV-ga Prof.Abdi wali Mohamed Ali (Gaas)

June 23 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

prof.c/wali Maxamed Cali oo si rasmi ah loogu magacaabay Raiisalwasaaraha bedealaya Dr.Farmaajo

prof.c/wali Maxamed Cali oo si rasmi ah loogu magacaabay Raiisalwasaaraha bedealaya Dr.Farmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhow xilka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Dr. C/wali Maxamed Cali Gaaz oo ahaa Ra’iisul Wasaare Kuxigeenkii ahna wasiirkii qorsheynta, kadib maalmo uu Madaxweynaha waday la tashiyo ku aadan magacaabida xilkaas iyo ninka uu u doortay la lahaa Xildhibaanada beelaha. Xaflad si heer sare ah loo soo qaban [...]

June 23 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Wada hadalka Labada Shariif oo wada cusub galay.

Wada hadalka Labada Shariif oo wada cusub galay.

Wararka laga helayo ila wareedyo ka ag dhow dhow labada Shariif Ayaa sheegayo in wada hadalkooda uu galay waji cusub oo ku doonayan iney kusoo xulaan Ra’isal wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sh. Aadan ayaa soo hordhigay madaxweynaha in Ra’isal wasaaraha cusub laga dhigho Khaliif Cise Muudan oo ah ganacsade, ku nool [...]

June 22 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Warbixin Sir ah oo Laga Heley Ethiopia: Qeybtii 2aad

Warbixin Sir ah oo Laga Heley Ethiopia: Qeybtii 2aad

Warbixinta waxay dhanka kale ka hadashaay saameynta ay dibadbaxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho ku yeesheen madaxda ugu sareysa DKMG gaar ahaan madaxweyne Shariif Axmed iyo afhayeenka barlamaanka Shariif Xasan oo dadweynuhu si cad ugu dibdbexeen kana soo horjeesteen heshiiskii ay labadooda ku soo gaareen Kampala. Shariif Axmed Muqdisho wuu isaga tegi lahaa “Madaxweynuhu wuxuu diyaar [...]

June 22 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Gudoomiyihii Golaha Khusuusida Ururka la baxay SSC oo isu dhiibay maamulka Somaliland

Gudoomiyihii Golaha Khusuusida Ururka la baxay SSC oo isu dhiibay maamulka Somaliland

sida ay ku soo waramayaan wararka naga soo gaadhaya degaanka tuka raq oo ka tirsan gobolka sool waxaa maanta  si lama filaan ah isugu dhiibay maamulka somaliland gudoomiyihii golaha qusuusida  ururka ssc   iyo laba xubnood oo ka tirsan isla ururkaas. cabdi risaq hasan gacamay   oo ugu magacawna ururka ssc gudomiyaaha  khususida iyo xubno kale oo [...]

June 21 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Siminaarka ku saabsan sidii loo badbaadin lahaa ardaydda soomaliyeed ee Malaysia & qabanqaabadda maalinta xornimadda soomaaliya 01 Juulyo

Siminaarka ku saabsan sidii loo badbaadin lahaa ardaydda soomaliyeed ee Malaysia & qabanqaabadda maalinta xornimadda soomaaliya 01 Juulyo

seminaarkaan ayaa ka dhacay Jaamcadda International Ismalic University, waxaa soo qabanqaabiyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee malaysai oo la kaashatay Hamar Youth club, waxuuna ku saabsanaa sidii loo badbaadin lahaa ardaydda soomaliyeed ee Malaysia dhibaatooyin ka haysta dhan waxbarashadda. Waxaana halkaas lagu soo bandhigay daraasad eey sameeysay jaaliyadda Soomaaliyeed lasameeyay, waxaana lagu xaqiijiyay in soomaalida malaysia eey [...]

June 21 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Gudoomiye xigeenka Baarlamaanka Kenya Oo Ka Hadley Xaalada Soomaaliya

Gudoomiye xigeenka Baarlamaanka Kenya Oo Ka Hadley Xaalada Soomaaliya

Gudoomiye xigeenka Golaha Baarlamaanka dalka Kenya Mudane Faarax Macalim Dawaara ayaa waxaa uu ka hadley xaalada dalka Soomaaliya haatan marayo iyo wadamada faragelinta ku haya dalka Soomaaliya. Mudane Faarax ayaa shaaca ka qaadey in uu ka xun yahay xaalada haatan Soomaaliya ay ku jirto, wuxuuna tilmaamay in dalka Soomaaliya iyo dadkiisa loo madax baneeyo oo [...]

June 21 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Muqdisho,(Buhodlepost)- Madaxweynaha Dawladda KMG Shariif Shiikh Axmed iyo Guddoomiyaha Golaha baarlamaanka Shariif Xasan Sh. Aadan ayaa markii ugu horeysay..

Muqdisho,(Buhodlepost)- Madaxweynaha Dawladda KMG Shariif Shiikh Axmed iyo Guddoomiyaha Golaha baarlamaanka Shariif Xasan Sh. Aadan ayaa markii ugu horeysay..

tan iyo markii magaalada Kampala ay ku soo heshiiyeen waxaa soo kala dhex galay khilaaf hor leh, kaas oo ku saabsan Ra’iisal Wasaaraha cusub ee uu Madaxweynuhu soo magacaabayo oo uu ka biyo diiday Guddoomiye Shariif Xasan. Sida ay sheegayaan wararka hoose oo aanu ka helnay ilo wareedyo ku sugan xarunta madaxtooyada Villa Somalia oo [...]

June 20 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Maxaa lagu Xusuusan Doonaa Xurmadle Farmaajo

Maxaa lagu Xusuusan Doonaa Xurmadle Farmaajo

                                                                            Maxamed C/laahi Maxamed [Farmaajo] waa muwaadin Soomaaliyeed, wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho sanadkii 1962. Farmaajo wuxuu waxbarashadiisii hoose iyo tii dhexe ku qaatay Soomaaliya. Waxaana ka hor intii uusan dibada aadin ka shaqeeyey wasaaradii arimaha dibada ee Soomaaligii xilligii dawladii militariga. Haddaba waa tan warbixin ku saabsan taariikhdiisa iyo waxqabadkii dawladiisa. Taariikhdiisa Markii uu [...]

June 20 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

maxaa ka dhacay kala fadhigii 26-aad ee baarlamaanka Puntland

maxaa ka dhacay kala fadhigii 26-aad ee baarlamaanka Puntland

Kalfadhigii 26-aad ee Baarlamaanka Puntland ee ka furmey Maantey Garowe waxaa furey madaxwaynaha dowladda Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole iyadoo halkaasi ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin badan kooramka Baarlamaankuna uu ahaa mid aqlabiyad ah. Baarlamaanka oo maantey aan ajandayaal lasoo hordhigin ayaa hadana ahaa mid furitaankiisu uu xiiso badan yeeshay kadib markii Baarlamaanku ay Su’aalo waydiiyeen Madaxwaynaha [...]

June 20 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »