|

Cali sabarey oo laga saray Tukaraq kadib markii dadka deeganku u sheegeen inuu ka baxo Tukaraq

waxaa manta Magalaad Buuhoodle soo garay Hogaamiaye ku xigeenka kooxda Nairobi Cali sabarey imaanshaha  Sabarey ayaa ayaa ka danbaysay kadibmarkii odayaasha iyo wax garadka deegaanka tukaraq u sheegan inuu si dagdag ah uga baxo deegaankaasi Odayaasha deegaanka iyo shacabka

Rer Tukaraq aya cadeeyey inaanay diyaar u ahayn inay hada galaan Dagaal ka dhan ah Somaliland isla markana ay iyagu gacanta ku hayan talada deegaankooda oo an looga bahnayn tafaraaruq iyo is qabqabsigii cadada u aha Kooxda Nairobi oo markay deegaan tagan ay cado u noqotay inay iska horkeenen dadka deegaankaasi   hadaba Cali Sabaray ayaa u soo holeelay Gobolka Cayn oo anay  ka talin dad ku filan talada Gobolkaasi  waxana taasi gayeysiisay Gobolka Cayn  inuu  dagalo badan  oo an laga tabaabul shaysan  Galo   kooxda SSC aya ku guulaysatay inay gacanta ku dhigto dad badan oo ku sugan Gobolkaasi inta  badan dadka tageera kooxda ayaa u badan   haweenka iibiya qaadka sida Caaqilada fadlan lacag ku shubo iyo dhagalinyaro   kashaqeeya    Dagmada Bookh ee  Gobolka Wardheer   kuna guulaystay n SSC u iibiso Baabuurta dheeraysa ee loo yaqaan Land Cruser ka.

dadka dagan gobolka Cayn oo lagu yaqaan ka fiirsasho la ‘aanta cida ay tageerayan   oo in badana guul darooyin kala kulmay dag daga siyaasiga ah hadaba Abwaan weyn oo kasoo jeeda deeganka aya sanadhii 1968  wuxuu la yabay hubsasho la “aanta Rer buuhoodle wuxuuna ku cabiray tix gaban

Abwaan cumar Cigaal watan tixdisii

ninkii jaanis waayaba shaxdaa laga jeclaadaaye,

www.buhodlepost.com

saajin buu noqdaa dhisigii jooga laba wiige.

1 Response for “Cali sabarey oo laga saray Tukaraq kadib markii dadka deeganku u sheegeen inuu ka baxo Tukaraq”

  1. Nana says:

    BUUHOODLE POST dadkaaga dhinac ka raac yaadan dhumina dhinac ka raac SSC WAY HANAQAADAY SSC NACABKEEDU HA KA SUULO ninkii dhoof ku yimid baa geeridu dhibaysaa waqtigii dhamaayoo wuu dhaqaaqi doonaa dadka webkan qorayoow sharaftiina iyo haybada rabi idin siiyay inaad iibsataan maaha oo aad wax aan danta guud ee tolkaa ku jirin aad adigu shaqsiyan ugu danaysato lama huraan waa cawska jiilaan dhulbahante ayaydaan hurayn, si kasta oo aad puntland u raali galisana marna majeerteen ma noqonaysid waxaad ahaanaysaa dhulbahante ee dadkaaga dhinac ka raac.
    SADE.

Fikrad Ka Dhiibo