|

Fadeexadii Faroole & Sakiin ee Uganda Magaca Somali

Shirkii ICG ee ka dhacay dalka Uganda waxaa aay martadii la yaabtay dhacdo aad u xanuun badan oo runtii aanan laga fileeyn qof Somali ah weliba sheeganaya in uu yahay madaxda shacabka somali,lama yaabin markii aan ogaaday in uu yahay Faroole sabbabo faro badan awadeed,sawiradaan hoose waxaad ku arkeeysaan iyada oo aay wada fadhiyaan Faroole iyo Sakiin Magaca Somalina ee hortooda la dhigay yahayne mid aay dhigeen martigeliyaasha Uganda, Faroole markii uu dhameeyay qudbadii ayuu mar kaliya tuuray magaca horyaal ee Somali asaga oo xanaaqsan, Sakiin oo aay wada fadhiyeen ayaa damcay in uu dejiyo balse waa ka biyo diiday, Sakiin ayaa magacii dib u soo qaaday dibna ugu celiyay miiskii aay wada fadhiyeen magacii Somali asaga oo kala foorara sida sawiraka labaad aad ka aragto,Faroole iyo Sakiin aad ayeey isgu xanaageen waxaana dhacday in Sakiin uu ka cararo kursigii uu fadhiyay,waxaa Sakiin bedelay nin aanan Somali aheeyn oo Ugandiyaan ah dibna u toosiyay Magacii Somali sawirka seddexaad kuna qanciyay in Faroole uu ixtiraamo shirka haddii kale dibada looga saari doono,

                                                                                                            

Faroole inta uusan ogaan in Magaca Somali uu ku joogo shirka

                                                            

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

                                                                             Sakiin oo Magacii si qaldan miiska ugu soo celiyay

                                                                                                     

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

                                                                         Sakiin oo Magacii si qaldan miiska ugu soo celiyay 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Faroole oo aad ugu careeysan in Magaca Somali lagu soo celiyo miiska & ninka ajnabiga ah ee soo celiayay Magacii Somali

Waxaa cajiib ah in ragas oo kale matalaan Somali iyada oo aayan jecleen Somalinimada,hadaba waxaan qum,an in Sakiin iyo Faroole sharciga la mariyaa laguna qaadaa qaran diidnimo qayaxan,Faroole waxaa laga hayaa oo umada ugu qudbeeyaa dowlada hada jirtaa waa sii Siyaad Bare oo aanan la barxin ,waxuu tusaale u soo qaataa in Dafle iyo Gabiyo iyo Cali Samatar in aay weli nool yihiin halka Farmaajo uu ku tilmaamay Siyaas Bare Daflene uu ku tilmaamay wasiirka warfaafinta dowlada federlaalka C/riim Jaamac Mudane Xuseen Cabdi Xalane uu ku tilmaanay Gabiyow iyo gabadhii uu dhalay Cali Samatar marwo sahro Maxamed Cali Samatar, halka Xussen Kulmiye yahay Sheekh Shariif colaada Faroole iyo inta aaminsan siyaasadaa guracan waxaan dhihi lahaa C/aahi Yusuf ayaa ku gubtay siyaasadaa dariiqiisii ayaad weli ku soctaan balse idiinka digay C/aahi Yusuf ,loogoow looba joogee.

 Puntland siyaasadeedaa waa intaa waxaase leeys-weeydiiyaa reer Baraxleey Banaadir maxeey u burburiyeen haddiiba uu hadafkooda ahaa Baraxleey in dib loogu noqdo,reer Banaadir sarahii aay dhisteen kuwa la mid ah ayeey idiinka dhisi lahaayeen baraxleey haddii aad ka codsan laheeydeen,hadafka iyo siyaasada aay ku raaceen Puntland weli waa leeysweeydiin,dalka waa saddex bilood oo maarshaal low ah halageliyo,lagana dhabeeyo in dalka uusan wax fowda ah geleey haddii doorashada la baajiyo.Hambalyo ciidamada xooga dalka Somali iyo guulahii aay ka soo hoyeen soo celinta qaranimada Somalia.

www.buhodlepost.com

email buhodlenews@hotamil.com

 

2 Responses for “Fadeexadii Faroole & Sakiin ee Uganda Magaca Somali”

  1. way cadahay faroole waa afqalooc aan somali iyo puntland toona u danaynan oo ah brcad badeed iyo sakiin oo ah ka ka sii daran maxay matelaan somali waa niman burcad badeed ah

  2. ahmed deeq says:

    waa arin la yaab le lkn waxa iska cad dadka ka yimada garowe bosaso and gaalkacyo inanay ka dhawayn kuwa ku nool hargaysa burco iyo barbara xaga soomaali diid nimada lkn magacu ima baah nee iyagaa u baahan waxanan u shegayaa ama magaca hadiiden ama dowlada soomaliyeed haku til maa meen tii siyaad bare waxa la tu saya in sha allla iyagoo hoos joga sidii tii maxamed siyaad sharaf darana ku hoos joga maxa yeelay soomaalidu waxay ku maah maahdaa nin magaalo ka cadhoodow yaa ku og hadayna ka joogin waxa ay wadaan ok bye

Fikrad Ka Dhiibo