|

Allaha U Naxariisto Wasiirkii Arimaha Gudaha C/Shakuur Sheekh Xasan Oo Dhaawacii U Geeriyooday (Haweeney Is-Qarxisay Ayaa Wasiirka Noloshiisa Galaafatay

Allaha u naxariistee Wasiirkii Arimaha Gudaha C/shakuur Sheekh Xasan oo la xaqiijiyay inuu u geeriyooday dhaawacii ka soo gaaray Qarax is-miidaamiin ah oo la sheegay inay qaaday Haweenay ka tirsanayd Guutada Istish-shahaadiga ee Ururka Alshabaab.

Hadii aan nahay Bahda Shacabkamedia waxaan Tacsi-Tiiraanyo leh u direynaa Qosyka iyo Xaaska Marxuumka Marwo Faadumo Jaamac Geeri,waxaana ilaah uga baryeynaa inuu Janadii Fardawso ka waraabiyo Aaamiin

Fikrad Ka Dhiibo