|

Mawjadaha banaan baxayaasha Somalia oo kasii socda Gobolada Dalka waxaa manta buuhoodle ka dhacay Mudaaharad baladhan

Banaanbax xoogan oo maanta ka kadhacay magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka cayn banaanbaasi oo lagaga soo horjeedo go,aankii ay soo gaadheen Madaxweynaha Dawlada KMG ee Somalia Shariif iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan.Banaanbaas ayaa saaka waxa isugu soo baxay Dadweyne aad utiro badan dibad baxaas ka dhacay Garoonka kubada cagta ee Xabado Dadka dibad baxa yaasha ah aya soo maray dhamaan wadooyinka magaalada iyagoo lulaye Calanka Soomaaliya iyo sawirkii Farmaajo.

Banaanbaxaas ayaa waxa ka soo qayb galay Dadweyne aad u badan oo isgu jira bulshada noocyadeed kala duwan dadka dibad baxa yey aya ku dhawaa qa yeey erayo lid ku aha labada sharii taageera yey Farmaajo yagoo ka cadheeysna iscasilay lasheegay in uu iscasilayo Farmajo ,kaaso ka soo baxay shir ay ku yeesheen Madaxweynaha Shiikh Shariif iyo Gudoomiyah magaalada Kanbala ee Dalaka Ugandha.

www.buhodlepost.com
buuhoodleweyne

1 Response for “Mawjadaha banaan baxayaasha Somalia oo kasii socda Gobolada Dalka waxaa manta buuhoodle ka dhacay Mudaaharad baladhan”

  1. M.H.Buraleh says:

    Reer Buuhoodle waa ilaalada qaranka Soomaaliyeed waa haybadda SSC,Guul Eebbe ha ku waarsho reer Buuhoodle

Fikrad Ka Dhiibo