|

Warar is khilaafsan oo ku sabsan mesha uu ku sugan yahay Shariif sakiin

warar hoose oo warbaahinta Somalidu   ka helayso wadanka  isutaga Imaaradka Carabta ayaa sheegaya in  magalada Cajman ee wadankasi  ku sugan yahay wafti uu hogaaminayo Gudoomiyaha Barlamanka Somalia Shariif  Xasan sh Adaan iyo waftigan  uu hogaaminayo Shariif ayaa,

waxay kulamo  halka kula yeesheen wufuud ka socota  Beesha calamka  warar hordhaca oo laga  helayno Mudanayaal katirsan  Barlamanka TFG  oo lasocda Shariif  sakiin   ayaa xaqiijiyey in Shariif  xasan cadaadis lagu saray inuu ka dago xilka Gudoomiayaha  barlamaanka islam marka uusan caqaabd ku noqon  Haykalka Dawladnimo ee kasoo iftiimay Wadanka Somalia sidoo kale waxay

sheegeen xubnahan  kasocda Beesha calamku  Shariif  Xasan tix galiyo rabitanka Shacabka Somaaliyeed oo maalintii labad Bananbaxayo ka dhigaya dafaha aduunka  gar ahana  Caasimada Somalia ee muqdisho  iyagoo dalbanaya inuu xilka ka dago Shariif Sakiin isla markaana tageersan Ra iisul Wasaaraha Shacabka somaliyeed Mudane Farmaajo,

dhanka kale warar hoose oo shabakada buhodlepost ka helayso Wadanka itoobiya ayaa sheegaya in halkaasi uu ku suagan yahay Gudoomaiyaha barlamanka Dawlada TFG Shariif  Sakiin iyo iyo Xildhibaano tageersan  wararku waxay intaa ka darayaan in Shariif uu shalayto socdaal dhuumasho ah ku tagay wadanka kenya  halkasoo ay waqtigaa kasocdeen banaanbaxyo laga soo horjeedo  Shariifka  habeenimada xalayto ayaa Dawlada Kenya kacodsatay  Shariif iskaga baxo wadanka Kenya  Ciimadamada aamanka Kenya ayaa ugu soo galay Hotelkii uu ka dagay Casimada Dalka Kenya ee Nairobi waxayna u sheegeen inuu khatar ku yahay amaanka  wadanka Kenya sii joogitankiisu  Shariif oo ay ku adkaatay inuu ka dago Muqdisho ayaa go “aansaday inuu magan galyo waydiisto Ato mana sanaawi  waa raiisul wasaaraha Dalka itoobiya   oo ay baryahan xulufo dhaw ahaayeen,

wixii kasoo kordha  Gudoomiaha nafla cariga ah

kala soco buhodlepost.com

Isse Ahmed soofe

Fikrad Ka Dhiibo