Wafti, kasocda Maamulka Puntland oo booqasho ku tagay Cusbitalada Dalka Malaysia oo lagu dabiibayo dhawacyada Ciidanka Daraawiishta Puntland
Muqalka Hospitalka Hukm
waxaa booqasho ku tagay Qarkamida Cusbitalada Dalka malaysia oo lagu dabiibayo dhawacyada qaarkamida Ciidanka Daraawiishta Puntland ee kusoo dhawacmay Buuralayda GalGala ee Gobolka Bari Wafitagan oo uu horkacayo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen Cabdisamed Cali Shire waxaana kamida xubnahan booqday Cusbitalada Wasiirka Caafimadka Puntland Dr Cali C/laahi Warsame iyo Wakiilka Xafiiska danaha Puntland ee Dalka malaysia,
Mr Axmed Cismaan Shibbin oo isagu gacanta ku haya dhawacyadan Ciidanka Puntland sidoo kale waxaa xunahan kamida Taliyaha Ciidanka mareeniska Puntland (PMF) C/risaaq Maxamed (Xidig) Xubnahan ayaa soo indha indheeyey inta badan Cusbitalada Dalka Malaysia gar ahana Casimada Dalka Malaysia ee Kualalumpur oo inta badan halkaas ay ku sugan yahiin bukaanu fara badan oo Somaliya waxana halkaa ugu xog waramay Waftigan Safiirka Puntland u Fadhiya Dalka Malaysia Mr Shibbin oo ka warbixiyey dhaman buknada Somaliyeed oo si xaawli ah loo keenayo.
Dalka Malaysia isla markana balan qaday in ay intii awoodooda ah u dadaali donan dhamanba umada Somaliyeed ee Ku xanuusan Dalkan Malaysia Safiirku wuxuu ugu baaqay Somalida Dalka Malaysia inay isu tagan garabna siiyaan walalhooda Somaliyeed ee la keenayo Dalka Malaysia
Isse Axmed soofe
Buhodlepost

