Miiskiin baa misku la fuulo leh,wixii xunba Xaawa leh,eedaha,ceebaha,bahdilka iyo isku liska ay SNM u geysato Horgal iyo Heeran,tani waa kamid:-http://www.togdheernews.com//index.php?option=com_content&task=view&id=8959&Itemid=1 Musuq-maasuq ragaadshey SNM,qaatay e qaado,waa qaybtii Habarta aan ahay,iyana hoos ka akhri:-http://www.araweelonews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=1525:maamulxumo-iyo-musuq-maasuq-hadheeyay-dekeda-magaalada-berbera-iyo-maareeyaha-dekedda-oo-ku-haftay-hawasha-baaxada-weyn-ee-hortaala-&catid=1:article&Itemid=7 Xumaanta aad deriska ku oogto,adna kuma seegto. Is qallaca labadii xaq darro ku heshiisa hoos ka bogo:http://harowo.com/2011/07/14/madaxtooyadda-oo-bilowday-abaabul-beelaysan-oo-ay-kaga-hor-tagayso-shir-beeleedyada-lagaga-soo-horjeedo/ Dulmi,bahdil,barakicin,boob dhul iyo maal,kadib eeg [...]