|

Faroole Hadii C/kariin xasan lagu daro Golaha wasiirada Cusub lama shaqayn doono Dawlada Tfg

Warar xoogan oo soo gaaraya warbaahiyaha B.POST  ayaa sheegaya in ay kulan labo geesood ah ay ku yeelan doonaan  Magaalada Nairobi  Madaxweynaha Puntland iyo Raiisal wasaaraha cusub ee DFKMG Soomaaliya Mudane C/weli  Maxamed Cali Gaas , iyagoo kulankooda lagu qaadi dhigayo cida Puntland u gelaysa Golaha Wasiirada ee dhowaan uu doonayo  Raiisal wasaarahu  magacabo  labadan  masuul ayaa isku mari la  hiirale

siyaasaded oo horboodaya Faroole   waxana kamida ah sababha ila hada laysku mari la yahay  cida uga mid noqonaysa Gobolada Puntland Golaha Wasiirada Cusub Faroole ayaa  ku dhagan inan lagu soo darin Golaha wasiirada Dr C/kariin Xasan Jamac oo aha wasiirkii hore ee warfaafinta Tfg ayna saaxiibo dhaw yahiin

Madaxweynaha Dawlada Shariif Axmed  hadaba maxay tahay sababta Faroole ugu dhagan yahay C/kariin Xasan jamac

Dr c/kariin xasan jamac waa aqoon yahan kasoo jeeda Gobolka Cayn dagmada Buuhoodle  wana shaqsi aad looga qadariyo Casimada somalia ee Muqdisho  iyo Golaha Dawlad Tfg ahba  wana shaqsi  karti iyo aqoon leh  kana go “antahay inuu naftiisa u huro Dalka somalia iyo xaladiisa murugsanba    mana aha nin Faroole dhagta wax ugu sheegi karo kuna meel marsan karo rabitankiisa Siyaasaeded   hadaba waa tan mushkilad kentay in Faroole xataa habenkii markuu hurdo ku Qarwo magaca C/kariin Xasan jamac

Ra”iizul Wasaare Gaas ayaa  faroole u cadeeyey inuusan awood u lahayn inuu ka reebo Golaha wasiirada C/kariin Xasan sidoo kale aysanba jirin shaqsi kaga awood badan madaxtooyada Villa Somalia C/kariin   isku soo wada duuduuboo Faroole oo ka taliya 10km ee ay ku fadhido magalada garoowe ayaa u suxul duubaya siduu golaha Wasiirada Tfg ugu heli lahaa saami fiican isla markana uga  kamid noqlahayeen kooxdiisa Aranjaan oo ka arimisa madaxtooyada Garoowe  kooxda Aran jan ayaa u badan xubno ka tirsanan jiray kooxdii Itaxaadka waliba garabka Xisbul fuluuska loo yaqan  hadana waxay ku hareeraysan yahiin, Madaxtooyada Garoowe iyo maamulka Puntland oo hada maraya  meel xasaasi ah,

www.buhodlepost.com

Fikrad Ka Dhiibo