|

Maxay Ku Dhammaatay Riwaayaddii Socotey Labaatanka Sano,Ee Ictiraaf Doon?

Maxaa lagu xukumay markii Uu dambiga ka galay Gabdhaha Soomaaliyeed,waxaa loo cafiyey qodob ka mid ah Ictiraaf doonka

Sawaxan,Baroor,Been,Daal,Waqti iyo hanti Lumis,bay ku soo idlaatay riwaayaddii ICTIRAAF DOONka,  Haddii aadan Habar ku biirin oo aadan ka tirsane noqon kuma nolaan kartid meel ka mid baraha ay SNM ku badantahay,Beenta aan rabana sida aan u rabo,marka aan rabo,iigu sheeg iyadaa runta ka macaan badan:- http://www.your-krav-maga-expert.com/what-a-fool-believes.html

Sida beesha SNM,ciddii been iyo maaweelo u heellan,waxaa loo dhigaa riwaayaddii dunida ugu dheeraan badnayd ee socota labaatan sano,Riwaayaddii Ictiraaf Doon ha u daymo la’aan,waxaad ka baran doontaa qisada qoys deris khiyaamay isna is khiyaan la yiraahdo:-http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=11349&Itemid=62

Qirasho khiyaamo qaran,Deris,Islaam halkan ka dheeho:-http://www.togaherer.com/2011/07/10/%E2%80%9Csnm-iyo-jabhaddii-koonfurta-sudan-isku-xero-ayey-ahaayeen-himiladii-aynu-lahayna-wey-soo-ifeysaa-cumar-al-bashiir-na-wuxu-afrika-u-sameeyey-taariikh-cusub%E2%80%A6-%E2%80%9D-muuse-biixi/

Tacaddi xad dhaafay,iyo gumaad arxan daran ee loo geysto deris aan waxba galabsan iyana halkan ka bogo:- http://www.warsanmag.com/sitepages/july11.htm

 

Halkan hoose iyana ka eeg sida beento ay ugu dambayn kuwa isu sheega ay isaga horkeento:-http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=11353&Itemid=62

Halkan hoose waxaad ka helaysa been huwan khiyaamo dhagaraysan ee SNM rabto inay ku gumaaddo,kuna xalaalaysato dilka,xadhiga,kufsiga,barakcinta,dhul iyo hanti ka qaadka ay ku hasyo deriska oo dhan,iyo inta ku dhex nool(Gabooye,Ogaadeen,Harti(SSC iyo Warsangeri)):-http://somalilandhorta.com/news_details.php?nid=1&catid=806

Ugu dambayn akhriste herdanka Habraha SNM meesha ba’an ee uu marayo,markii Riwaayaddi Qarniga ugu dheerayd ee ku socotey beenta loogu magac daray Ictiraaf Doon,halkan hoose kaga bogo:-

http://www.somaliland.org/2011/07/11/beeshii-u-horaysay-ee-ka-digtay-sumcad-xumada-somaliland-uga-iman-kara-shir-beeleedyada/

M.H.Buraleh

Fikrad Ka Dhiibo