|

Hambalyo HAMBALYO AROOSKA MUDANE-C/raxmaan Cali Cali Khaliif iyo MARWO Nashaad Axmed Haybe.

waxaanu Tahniyad kal iyo Laab ah u Diraynaa Mudane -C/Raxmaan Cali Khaliif Samater iyo Marwo Nashaad Axmed Haybe oo ka dhacay Dalka Sweden guri kheeyr leh kuwii allah isku barakeeyso ubad duceeysa dhala Inshaa Allah,Anagoo dadka magacyadoodu Hoos ku qoranyihiin waxaanu Hambalyo farxad leh u diraynaa Arooska iyo Aroosada, Mudane C/raxmaan Cali Iyo Marwo Nashaad Axmed Haybe oo Arooskoodu ka dhacay Wadanka Sweden horaantii Bisha Barakaysan ee Ramadaan,waxaanu Ilaahay uga Baryeynaa inuu ka dhigo Reerkii lagu Nasto oo lagu Nagaado,ubad khayr qabana kala hela oo Dalka Diinta iyo Dalkaba anfaca,Aamiin,Aamin ( heesta webka Buhodlepost.com u xulay Lamaanaha  )

1    Adeer    Xaaji Max’uud Haybe Aw Cali            iyo reerkiisa          

2    Adeer Xaaji Max’ed X.Axmed Aadan xaad    Iyo Reerkiisa

3   Adeer  Caaqil Hindi Max’ed Aadan Cali              iyo reerkiisa                                                                  

4  Awoow Siciid Khaliif Xagar                                    iyo Reerkiisa

5  Ayeeyo  Xaaji Cibaado C/laahi Aar                

6  Adeer C/risaaq Haybe Aw Cali                              iyo Reerkiisa

7   Eedo Laki Haybe Aw Cali

8  Eedo Mubaarik Max’ed Aadan Cali              iyo Caruurteeda

9  Eedo Aamina Haybe Aw Cali                      iyo Caruurteeda

10 Adeer Ciise Axmed Garaad Soofe             Iyo Reerkiisa

11 Adeer Farxaan Yaasiin Mirre

12 Adeer  Qaasim Cabdi  Cali

13 Inaadeer Abshir Caydiid C/laahi

14   Inaadeer Max’uud Cabdi Max’ed   Aadan

15  Adeer  Cismaan Axmed Xassan                   iyo Reerkiisa

16 Adeer Engineer Max’uud Faarax    Cali       Iyo Reerkiisa

17 Adeer Deeq Max’uud Aw-muuse                    Iyo Reerkiisa

18 Adeer Xasan Xuseen Faarax                           iyo Reerkiisa

19  Adeer Engineer Siciid Xaaji Axmed  Aadan Xaad

20  Yuusuf Xaaji Axmed Aadan Xaad

21 Eedo Hibo Afyare             iyo Caruurteeda

22 Adeer C/raxmaan Xaaji  Axmed Aadan Xaad

23 Adeer    Dr.C/Samed Xasan Jaamac

24  Adeer Dr.Yuusuf Xasan Jaamac

25 Adeer Shiikh Jaamac Jaawali

26 Adeer C/casiis Ismaaciil Garaad Soofe

27 Adeer Axmed  Cismaan Aadan

28 Abaayo Naciima Axmed Haybe

29 Inaadeer Fu’aad Axmed Sulaymaan

30 Adeer Mukhtaar C/laahi Max’ed Internet

31 Eedo Aaniisa Cali Diiriye

32 Eedo Farax  Ismaaciil Axmed

33 Eedo Marwo Aamina Saleebaan

1 Response for “Hambalyo HAMBALYO AROOSKA MUDANE-C/raxmaan Cali Cali Khaliif iyo MARWO Nashaad Axmed Haybe.”

  1. nafisa sool says:

    waxan leeyahay isku waara kuwii ubad khayr qaba kal hela noqda kolay gabdhan garanayaa wiil magarnayee nashaad ilahay ubad khar qaba haka siiyo saygad dooratay

Fikrad Ka Dhiibo