|

Soo Joogso Laga Waa,Soo Jiifso Baa U Run Sheegta by M.H Buraleh

Inta dilaasha talada SNM waxay dhaqn ka yeesheen inay wixii tegey,waxa jira iyo waxa soo socda intaba been ka sheegaan. Ayaan darro waxaa noqotay in beentaas socotey mudada dheer ay dad badani run u qaataan waayo beenta ayaa noqotay waxa qudha ee ay maqlaan-been lagu celceliyey ugu dambaynta xittaa kii falkiyey baa rumaysta.

Lama yaabo inta beenta ka yeelatay himilada,hadaf iyo dan,waxaan la yabaa kuwa la dhagrayo,la dilayo,degaankii Eebbe xaqqa u siiyey laga barakicinayo,loo qoondeeyey dilka,xabsiga,kufsiga,boobka,aargoosiga,hayb iyo haybad ka qaadka ee weli sii daba dhah leh SNM.Qolo walaal,ehel,deris,diin iyo dhaqan wadaag diidey maxay Mahiga ku geli. Hoos ka eeg sida   Waran Cadde uu u doonay inuu Mahiga kaga qubaysto dhibta iyo dhagarta uu la maaganyahay Habraha kale iyo deriska: http://www.togaherer.com/2011/08/08/%E2%80%9D-adeer-mahiga-waxa-uu-ku-leeyaahay-somaliland-wakiilo-uu-kaga-maarmo-madaxweynaha-taasina-waa-sababta-xafiiska-basaborada-somaliya-looga-furay-hargaysa-%E2%80%9D-waraysi-cali-maxamed-warancad/
http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=11525&Itemid=62 Socod aan caddayn ujeedo lahayn aan qorshe lahayn waxaa keliya ee looga goleeyahay tahay in lagu xalaalaysto hantida masaakiinta baahida iyo darxumadu ku haleeshay daafaha Hargeysa,Burco iyo Berbera,qoraal qeexaya weeye kan aad soo dhaaftay ee dib ugu noqo.

Akhriste bal ila eeg sida aan labaatan sano kadib aysan kala dabayn iyo sharci lagu dhaqmo uga jirin meelaha ay SNM ku amar ku taaglayso. Qaran news sida ay u dhigtay ila akhri:-http://ogaalnews.net/?p=10129

Tuugada,dhaca,boobka,laaluushka iyo maamul xumada baahsan ee ay SNM ku hayso ummadda iyo hantideeda,iyana hoos kaga bogo:-http://www.togaherer.com/2011/08/07/dowlada-hoose-ee-hargaysa-waa-meesha-ugu-xatooyada-badan-abid-intaan-arkay-dowladii-somaliya-iyo-tan-somalilandbahantidhawraha-guud-ee-somaliland/

Marka hantidii dunidu ugu deeqday dadka degan aagga ay SNM ka taliso,loo weeciyo ciidanka colaadda,nacaybka iyo aargoosiga u tababaran ee lagu daadgureeyey degaanda deriska aan waxba galabsan,sida reer Hargeysa u biyo beeleen harraadkana ugu lee’deen jamhuuriya ayaa soo tebisey:-http://www.jamhuuriya.info/view_article.php?article_id=16852

Togaherer ka akhriso,loolanka Habraysan ee la dhex dhigay ummadda ku hoos nool maamulka SNM:-http://www.togaherer.com/2011/08/08/somaliland-muuse-waa-kaa-keyse-kahin/

Siyaasad is wada daba marsan,ee ay SNM la daalaa dhacayso hoos ka eeg:-http://www.togaherer.com/2011/08/08/socdaaladda-madaxweynaha-yaa-qabanqaabadiisa-leh-keyse-kahin/

Beentu hal been bay marka hore ku bilaabantaa,deedna waxaa dani ku baddaa inaad falkiso been aad uga danleedayah inaad tii hore ku saxdo. Sida beentii SNM u soo gaabatay isuna daba martay,ceeb iyo weji gabax looga dhaxlay ,iyana

heemaal baa kuu soo bandhigtay,akhris wacan:-http://www.heemaalnews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=2127&catid=293&Itemid=549

Taladaan la ruugin waa lagu rafaadaa. Dad waxaa u garasho liita kan fisha in tala aduun tiisa qudha tahay. SNM wixii ishoodu qabatay,laabtoodu rabootay bay talo,himilo iyo hadaf ka dhigatay. Dhibta SNM ka dhex oogan iyo tan ay deriska ku hayso,

soo joog ninkii laga waayo soo jiifso baa u dan sheegta.

 

www.buhodlepost.com

MHBuraleh

Fikrad Ka Dhiibo