Home » September, 2011 Entries posted on “September, 2011”

Max’uud Axmed Nuur oo lagu wado in laga qaado xilka gudoomiyaha Gobalka Banaadir

Max’uud Axmed Nuur oo lagu wado in laga qaado xilka gudoomiyaha Gobalka Banaadir

Gudoomiyaha Maamulka gobolka Banaadir ee dowladda KMG Soomaaliya Max’ud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa waxaa la sheegay in xilka laga qaadayo kaasi oo lagu wado in loo magacaabo Mas’uul kale oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Warar hoose oo Idaacadda Shabelle ay kasoo xigatay Mas’uuliyiin  ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya iyo Siyaasiyiin ayaa waxa ay sheegayaan [...]

September 30 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Somali Education Minister Prof Ahmed Aideed Ibraahim: Somalia needs remedy, not band-aid

Somali Education Minister Prof Ahmed Aideed Ibraahim: Somalia needs remedy, not band-aid

29 September 2011, Thursday / ALYSON NEEL, İSTANBUL Somali Education Minister Ahmet Aidid İbrahim, in an exclusive interview with Today’s Zaman on Thursday in İstanbul, said that drought-stricken Somalia needs a sustainable remedy from the international community, not a mere band-aid. “My country has been struggling for twenty years because of civil war and a [...]

September 29 2011 | Posted in World News | Sii Akhri »

Mahiga: another UN operative who may have fallen in love with Somaliland

Mahiga: another UN operative who may have fallen in love with Somaliland

  They say that pictures are worth a thousand words and the one on the right seems to tell us that Mahiga, the current United Nations Special Representative and Head of the United Nations Political Office for Somalia, may have fallen in love with the secessionist enclave of Somaliland, a clan-based entity that has taken [...]

September 29 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Jaaliyadda Sool Sanaag Iyo Cayn ee Perth,Galbeedka Australia oo Taageeraysa Shirka Khaatumo-2

Jaaliyadda Sool Sanaag Iyo Cayn ee Perth,Galbeedka Australia oo Taageeraysa Shirka Khaatumo-2

Jaaliyadda Dhulbahante ee Perth,Galbeedka Australia waxay si niyad iyo kalsan u taageeraysaa shirka Khaatumo-2 ee Shanta, bisha November 2011 (5/11/2011) lagu qaban doono Magaalada Taleex Hooyada Halganka, Xorriyadda  iyo Haybadda ummadda Soomaaliyeed.jaaliyadda Perth,Galbeedka Australia waxay shirka Khaatumo-2, u rajaynaysaa inuu ummadda Dhulbahante,Soomaali iyo Soomaaliya u horseedo Midnimo,Madax-bannaani,Nabadd,Nolol iyo Horumar sugan. Jaaliyadda Perth,Galbeedka Australia,waxay ku boorinaysaa dhammaan ummadda Dhulbahante [...]

September 28 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Sheekh Shariif oo baaq u diray Somaliland

Sheekh Shariif oo baaq u diray Somaliland

Madaxwaynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa ugu baaqay Maamulka Somaliland inuu la midoobo Soomaaliya inteeeda kale. Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlayay munaasabad uu soo qaban qaabiyay Maamulka gobolka Banaadir ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in Maamulka Somaliland looga baahan yahay inuu la midoobo Soomaaliya inteeda kale. Sheekh [...]

September 28 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Raisal wasaaraha DKMG Dr.C/wali Gaas oo Beeniyey in ay ka baxeen Khadbadii Axmed Najaad

Raisal wasaaraha DKMG Dr.C/wali Gaas oo Beeniyey in ay ka baxeen Khadbadii Axmed Najaad

Raisal-wasaaraha Somalia Cabdiweli Max’ed Cali ayaa wareysi uu siiyay laanta Af-Soomaalia ee VOA wuxuu ku beeniyay in Somalia ay ka mid ahayd dalalkii ka baxay markii ay socotay khubaddii madaxweynaha Iran ee golaha guud ee QM. Cabdiweli wuxuu sheegay in isaga iyo wafdiga Soomaalida ee uu hoggaaminayay ay goobjoog ahaayeen oo ay dhageysanayeen khudbadda Axmedinejad. [...]

September 26 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

U.S. Citizen Killed in Attack at Embassy Annex in Kabul

U.S. Citizen Killed in Attack at Embassy Annex in Kabul

By ALISSA J. RUBIN KABUL, Afghanistan — An American citizen was killed and another was wounded on the grounds of an annex to the United States Embassy here by an Afghan employee, an embassy spokesman said on Monday. Related Pessimism Fills Kabul During Mourning for Slain Peace Council Chief (September 22, 2011) The gunman was [...]

September 26 2011 | Posted in World News | Sii Akhri »

Madaxweyne Sheekh Shariif oo laalay in ciidamo Turki ah la keeno dalka Soomaaliya,Ethiopiana dalbaday

Madaxweyne Sheekh Shariif oo laalay in ciidamo Turki ah la keeno dalka Soomaaliya,Ethiopiana dalbaday

Sida ay inoo sheegeen saraakiil ku sugan aqalka madaxtooyada soomaaliya in xukuumada Turkiga ay u soo bandhigeen Madxweyne shariifka in dalka soomaaliya ay u soo dirayaan ciidamo gaaraya ilaa 6000kun oo askari kuwasoo ka koobnaan doona meleteri,Boolis iyo kuwa ciidamada Turkiga u qaalbisan dhinaca Logistikada. Madaxweyne Shariif oo lama filaan ku noqotay dalabka Ra’iisul Wasaaraha [...]

September 26 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Muqdisho: Xildhibaano soo jeediyey in Ergooyinka ka qayb galaya Shirka dhici doonta Garoowe lagu qybsado 4.5

Muqdisho: Xildhibaano soo jeediyey in Ergooyinka ka qayb galaya Shirka dhici doonta Garoowe lagu qybsado 4.5

Xildhibaano ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay soo jeediyeen in Ergada ka qeyb galaysa shirka Qaramada Midoobay ee Garoowe lagu xulo qaab 4.5-ah Kadib kulan ay maanta ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho inka badan 80-Xildhibaan ayaa waxa ay ka hadleen xaaladda dalka Soomaaliya iyo shirka wada [...]

September 25 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

NewYork dalal Afrikaan ah iyo Dalka Turkiga oo ka wada hadlay Arimaha Soomaaliya

NewYork dalal Afrikaan ah iyo Dalka Turkiga oo ka wada hadlay Arimaha Soomaaliya

Kulan gaar ah oo looga hadlayay arimaha Soomaaliya ayaa waxaa magaalada New York ee dalka Maraykanka ku yeeshay wasiirada arimaha dibadda ee dalalka Afrika iyo wasiirka arimaha dibadda dalka Turkiga. Kulan gaarka ah oo uu barbar soconayay midkii  Qaramada Midoobay  ee magaalada New York  ee dalka Maraykanka ayaa diirada lagu saaray sidii wax looga qaban [...]

September 24 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Somalia famine aid stolen; U.N. investigating

Somalia famine aid stolen; U.N. investigating

Article Extras Updated: August 15, 2011 8:38PM MOGADISHU, Somalia — Thousands of sacks of food aid meant for Somalia’s famine victims have been stolen and are being sold at markets in the same neighborhoods where skeletal children in filthy refugee camps can’t find enough to eat, an Associated Press investigation has found. The U.N.’s World [...]

September 23 2011 | Posted in World News | Sii Akhri »

Faah faahin ku aadan Nabadsugidda Dowladda KMG ah oo gacanta ku dhigay wiil ay Shabaabka Ceelasha ugu soo dhiibeen Caag lagu soo cabeeyay walxaha qarxa…

Faah faahin ku aadan Nabadsugidda Dowladda KMG ah oo gacanta ku dhigay wiil ay Shabaabka Ceelasha ugu soo dhiibeen Caag lagu soo cabeeyay walxaha qarxa…

Taliska ciidamada nabadsugidda Dowladda KMG ah ayaa soo bandhigay wiil aan qaangaar ahayn oo lagu magacaabo Jaabir Maxamed Cali kaasi oo sheegay in caag uu siday ayna ku jireen walxaha qarxa u soo dhiibeen Shabaabka ku sugan degaanada ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho kana tirsan gobolka Sh/hoose. Agaasimaha waaxda kahortagga walxaha qarxa ee Hay’adda [...]

September 22 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Dhismaha Guddiga Farsamo ee Dhaqangelinta Tubta La Tiigsanayo (Raod Map)

Dhismaha Guddiga Farsamo ee Dhaqangelinta Tubta La Tiigsanayo (Raod Map)

Dhismaha Guddiga Farsamo ee Dhaqangelinta Tubta La Tiigsanayo (Roadmap) Xukuumadda KMG ah ayaa dhistay Guddi Farsamo oo loogu talogalay inay hirgeliyaan roadmap-kii lagu heshiiyay Shirkii Wadatashiga ee Muqdisho lagu soo gabagabeeyay 6dii Sebteembar 2011. Guddigan waxaa wada guddoominaya Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Xukuumadda KMG ah, Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud [...]

September 21 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Reer Xaaji Axmed Aadan iyo Reer Haybe Aw Cali oo Tacsi u diraya Qoyska Reer Xasan Gabaydhe

Reer Xaaji Axmed Aadan iyo Reer Haybe Aw Cali oo Tacsi u diraya Qoyska Reer Xasan Gabaydhe

Anagoo ah Dhamaan qoysas Reer X. Axmed Aadan Xaad iyo Reer Haybe  Aw Cali Waxaanu  tacsi halkan uga dirayaa dhamaan qoyska Reer Xasan  Jaamac dal iyo dibedba geerida ku timid walaalkeen Abdirizak Hassan Jama  oo dad badani wada garanayo.  Waxaan marxuunka ilaahay uga baryayaa inuu janadii geeyo ehelka iyo qaraabadana samir iyo iimaan ale ka siiyo [...]

September 21 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Maleeshiyaad ururka Al-Shabaab ka tirsan oo si aad ah u hubeysan oo gaaray degaanno ka tirsan gobolka Sanaag.

Maleeshiyaad ururka Al-Shabaab ka tirsan  oo si aad ah u  hubeysan oo gaaray degaanno ka tirsan gobolka Sanaag.

Maleeshiyaad ururka Al-Shabaab ka tirsan  oo si aad ah u  hubeysan oo gaaray degaanno ka tirsan gobolka Sanaag. Waxaa saakay aad u kacsan xaaladda gobolada ay maamusho Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaan gobolka Sanaag degmooyin ka tirsan halkaasi oo la sheegay in shalay gelinkii dambe ay ka soo degeen in ka badan boqol maleeshiyo hubeysan kana tirsan [...]

September 20 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Wafti ka socda Maamul Goboledka Puntland oo ku sugan Dalka Itoobiya

Wafti ka socda Maamul Goboledka Puntland oo ku sugan Dalka Itoobiya

Waxaa gaaray Magaalada Adis ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya Wefti uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/samad Cali Shire, waxaana safarka dhinaca Madaxweynaha u matalayey Wiilka uu dhalay ee Maxamed C/raxmaan Faroole iyo Kaaliyihiisa Xafiiska Garoowe Aadan Doolar. Weftigan ayaa la sheegay inay Itoobiya u tageen Casumaad markii hore loo fidiyey Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole [...]

September 19 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Aid for the food crisis in the Horn of Africa

Aid for the food crisis in the Horn of Africa

The UN has estimated that $2.5bn is needed for the humanitarian response in the Horn of Africa, particularly to tackle famine in Somalia. Find out which countries have donated funds so far – and where the money’s going. We will update these figures each Monday  Xigasho: The Guardian Turkana women wait in line to receive [...]

September 19 2011 | Posted in World News | Sii Akhri »

Somalia (NEW YORk times 09/19/2011)

Somalia (NEW YORk times 09/19/2011)

  Farah Abdi Warsameh/Associated Press Updated: Sept. 16, 2011 For a generation, Somalia has been a byword for the suffering of a failed state. It has been without an effective central government since 1991, when the former government was toppled by clan militias that later turned on each other. Since 2006, the country has faced [...]

September 19 2011 | Posted in World News | Sii Akhri »

British Tourist, Kidnapped in Kenya, May Be in Central Somalia

British Tourist, Kidnapped in Kenya, May Be in Central Somalia

William Davies/Agence France-Presse — Getty Images Police officers patrolled the beach near Kiwayu Safari Village, a high-end resort in Kenya where a British couple were attacked. NAIROBI, Kenya — A British woman kidnapped from an exclusive Kenyan resort last weekend was snatched by a Somali pirate gang and is being held in central Somalia, witnesses [...]

September 19 2011 | Posted in World News | Sii Akhri »

Garaad Cali Buraale Xasan oo Iska fogeeyey Been Abuur lagu Sameeyey

Garaad Cali Buraale Xasan oo Iska fogeeyey Been Abuur lagu Sameeyey

KU:Gudida Qaban qaabada Shirwaynaha Khaatumo labo. KU: Dhamaan Isimadda Dhulbahante iyo Shacabweynaha Dhulbahanteba Ujeeddo:BEEN ABUURIS BAAQA GOGOSHA SHIRKA KHAATUMO TWO Salaanta Islaamaka ka dib, waxa maalintii khamiistii, ee bisha 14keedi, lagu shaac bixiyey goobaha Internetyada in Garaadka iyo Cuqaasha Beesha Cabdi Garaad si wada jir ah u codsadeen gogol dhiga shirka Khaatumo Two, ee dhawaan [...]

September 18 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »