|

wafti balaadhan oo ka kooban ismo cuqaal.iyo culimo.oo u kicitimey galkacayo

 

                            

Odayaasha iyo culimaa udiinka magaalada buuhoodle ee xarunta g/cayn Ayaa waxaa ay u anbabaxeen magaalada galakacayo ee xarunta g/mudug

Halkaas oo maalmihii ugu danbeeyay uu ka dhacay dagaalo xoog leh,

Odayaasha iyo culimada ayaa waxaa ay maalinkii hore warbaahinta Ka sheegen baaq xabad joojina oo ay u dirayeen dhinacyada ku dagaalamay

Galkacayo,

Waxaana ay ku baxeen wafti balaadhan si ay u qaboojiyaan colaada ka taagan Iyo dagaalaka magaalada gaalkacayo waxaana waftidaasi hogaaminayay

Garaad C/laahi Garaad Soofe,

Maaha markii ugu horeysay ee waxgaradka iyo odayaasha buuhoodle ay magaalada Uga baxaan dhexdhexaadin marar badan ay u kala baxeen deegano badan oo colaadi

Ka taagnayd ayna kala soo noqon jireen guul ay soo dhex  dadka colaadu dhextaal sido kale waxa waftigan weheliya tiro babuurta gaashaman ah iyo saraakiil kamida ciidamada deeganka Buuhoodle

www.buhodlepost.com

Fikrad Ka Dhiibo