|

Tacsi ku socota Eheladda Marxuun Xaaji Cabdi X. Xasan

Inaalilaahi Wa Inaa Ilahay Raajicuun Geeri Naxdin Leh Marxuun xaaji
Cabdi Xaaji xasan Oo Ku Magac Dheer (Abdi Jiir) kuna Geeriyoday
Magaalada Kalabaydh

Waxaan tacisi riiraanyo leh u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka
tagay marxuum Xaaji Cabdi Xaaji Xasan (ABDI JIIR) oo ku geeriyooday
Degamada Kalabaydh  Ilaahay naxariistii Jano haka waraabiyo
Aamiin.Aamin Aamin

Waxaa tacsidan diraya Dhamaan reer Yousuf Mohamed Hindi

Yousuf Mohamed Hindi
Halimo Haji Abdi Barre
Abdirizak Yousuf Mohamed Hindi
Abdulghani Yousuf Mohamed Hindi
Abdulaziz Yousuf Mohamed Hindi
Mubarak Yousuf Mohamed Hindi
Deqa Yousuf Mohamed Hindi
Abdisamed Yousuf Mohamed Hindi
Amina Yousuf Mohamed Hindi
Abdifatah Yousuf Mohamed Hindi

Inaa Lillaahi Wa inaa Ileehi Raajicuun

Fikrad Ka Dhiibo